{"id":45738,"date":"2017-12-24T11:21:28","date_gmt":"2017-12-24T10:21:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45738"},"modified":"2017-12-24T11:21:28","modified_gmt":"2017-12-24T10:21:28","slug":"craxmaan-faroole-jawaari-iyo-wasiir-xoosh-howlaha-ay-faraha-kula-jiraan-ha-joojiyeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45738","title":{"rendered":"C\/raxmaan Faroole \u201cJawaari iyo Wasiir Xoosh howlaha ay faraha kula jiraan ha joojiyeen\u201d"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">24\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes) Madaxweynahii hore ee Puntland hadana ah Senator ka tirsan Aqalka Sare\u00a0e Baarlamaanka Federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>shir jaraa\u2019id uu saaka ku qabtay magaalada Garowe waxaa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah, isagoo ka dhawaajiyay inuu socdo qorshe lagula dirirayo nidaamka federaalka.<\/span><span id=\"more-3619\"><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/31-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-45739\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/31-1.jpg\" alt=\"31\" width=\"525\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/31-1.jpg 525w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/31-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/31-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/31-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 525px) 100vw, 525px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">C\/raxmana Faroole ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo Wasiirka Dastuurka inay faraha kala baxaan howlaha ay faraha kula jiraan, isagoo tilmaamay inay la wareegeen awoodihii hey\u2019adaha dastuuriga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cGuddoonka Golaha shacabka waxaa ugu baaqayaa fara gelinta haka daayo maamul goboleedyada baarlamaanadooda oo hadba meel ku casuumayo oo faraha hala baxo\u201dayuu yiri C\/raxmaan Faroole.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxaa uu sheegay in haddii Aqalka sare uu dhismay uu Golaha shacabka uu ahaanayo Hal aqal.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cCaqabadaha socda waxaa ka mid ah in lala dirirayo nidaamka federaalka, waxaa kow ka ah Hoggaanka Golaha shacabka iyo cida keentay ee magacawday wasiir aan ku habooneyn Wasaaradda Dastuurka oo awalba loo heystay dastuurkii KMG shirweynihii dastuurka ee lagu ansixiyay Xamar sanadkii 2012 faraha gelisay oo buuggii wax ka bedeshay, maalmahan shirarka waday, cida la hadashana aysan jirin\u201dayuu yiri C\/raxmaan Faroole.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sidoo kale waxaa uu sheegay in dib u eegistii dastuurka ay soo dhamaatay, isla markaana qodobada qaar ee dastuurka ku jirana ay ahaayeen kuwo la laalay, maadaama Aqalka sare iyo dowlad goboleedyada ay sameysmeen, howsha dastuurka ay u xil saaran tahay Guddiga madaxa banaan oo ah cida qoreysa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxaa uu ugu baaqay Qaramada Midoobey, gaar ahaan UNDP inay joojiso maalgelinta ay ku bixineysa howsha uu wado Wasiir Xoosh, isagoo baaq u diray Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cQaramada Midoobey, gaar ahaan Hey\u2019addeeda UNDP horumar ayay aheyd inay ka shaqeeyaan, ma haboona inay siyaasad ka shaqeeyaan, waxaa leenahay ha joojiyeen maalgelinta ay ku wadaan howsha Wasiir Xoosh iyo Jawaari ay wadaan, ha joojiyeen lacagta lagu bixinayo ka leexinta wadada saxda aheyd ee dastuurka iyo awoodaha hey\u2019adaha federaalka\u201dayuu yiri Faroole.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhowana warqad uu qoray ku sheegay in Guddoonka Golaha shacabka uu faragelin ku haayo nidaamka Federaalka, isla markaana uu wado isku day lagu burburinayo nidaamka federaalka, waxaana uu ka soo horjeestay shir uu isugu yeeray Guddoomiye Jawaari Baarlamaanada maamul goboleedyada oo lagu wado inay ku shiraan Baydhabo.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes) Madaxweynahii hore ee Puntland hadana ah Senator ka tirsan Aqalka Sare\u00a0e&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45739,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45738","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1524,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45740,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45738\/revisions\/45740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45739"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}