{"id":45754,"date":"2017-12-25T11:53:21","date_gmt":"2017-12-25T10:53:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45754"},"modified":"2017-12-25T11:53:21","modified_gmt":"2017-12-25T10:53:21","slug":"xuutiyiinta-yemen-oo-ku-hanjabay-inay-duqeynayaan-dekeda-berbera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45754","title":{"rendered":"Xuutiyiinta Yemen oo ku hanjabay inay duqeynayaan dekeda Berbera"},"content":{"rendered":"<p>25\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Muuqaal lagu baahiyay Baraha Bulshada\u00a0 oo ay soo duubeen qaar ka mid ah dagalyahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa lagu sheegay inay ka warqabaan dhaqdhaqaaqyada millateri ee Imaaraatka Carabta iyo xulafadiisu ay ka wadaan magaalada Berbera.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/10-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-45755\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/10-7.jpg\" alt=\"10\" width=\"612\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/10-7.jpg 612w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/10-7-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/10-7-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/10-7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cSi dhow ayaan ula soconaa dhaqdhaqaaqyada ay xulafada ka wadaan magaalada Berbera taasna waxa ay dhaawacaysaa amniga Somaliland.\u201dayaa lagu sheegay muuqaalka ay soo duubeen koox ka tirsan Xuutiyiinta,<\/p>\n<p>Muuqaalka lagu baahiyay baraha bulshada ayaa cabsi ku abuuray shacabka ku nool Somaliland, maadaama dekada Berbera oo ah isha ugu muhiimsan ee Somaliland ku nooshahay ay 200KM u jirta biyaha Yemen.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa Imaaraadka Carabta ku wareejisay saldhiga milateri oo ku yaala Berbera bishii April ee sanadkan kaasi oo shacabka ku nool deegaanadaasi kasoo horjeesteen go\u2019aankaasi ay gaadhay xukuumadu.<\/p>\n<p>Xutiyiinta Yemen ayaa waxa ay dagaal xoog leh kula jiraan isbahaysiga uu hogaamiyo Sacudi Carabiya waxayna labo jeer ku weerareen gantaalo caasimada Riyad ee boqortoyada Sacudi Carabiya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_4_5a40ce80cf264_rand td_block_template_4\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Muuqaal lagu baahiyay Baraha Bulshada\u00a0 oo ay soo duubeen qaar ka mid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1405,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45756,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45754\/revisions\/45756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45755"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}