{"id":45840,"date":"2017-12-26T13:15:52","date_gmt":"2017-12-26T12:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45840"},"modified":"2017-12-26T13:15:52","modified_gmt":"2017-12-26T12:15:52","slug":"magaalada-baydhabo-oo-furay-shirka-guddoonada-golaha-shacabka-federaalka-iyo-kuwa-maamulada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45840","title":{"rendered":"Magaalada Baydhabo oo furay shirka guddoonada golaha shacabka federaalka iyo kuwa maamulada"},"content":{"rendered":"<p>26\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes) Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koofur-Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka furay Shirka guddoonada Golaha shacabka Faderaalka Soomaaliya iyo kuwa dawladaha xubnaha ka ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45846\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3.jpg\" alt=\"22\" width=\"645\" height=\"484\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-3-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa furay Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari, isagoo shirku socon doono muddo seddex maalmood ah ajandaha kulanka\u00a0 looga hadlayo waxa uu yahay qiimeeynta heshiiska is afgaradka.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Maxamed C\/lla Cawad oo furitaanka shirka ka hadlay ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay fahmeen muhiimadda federaalka uu leeyahay mihiimna ay tahay in horumarka dalka laga wada shaqeeyo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha golaha shacabka ee J. F. S. Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan \u201cJawaari\u201d ayaa sheegay in shirarka noocaan ah lagu horumarin karo wada shaqeynta iyo iskaashiga Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada sidoo kale loo baahanyahay in dowlad goboleedyada laga qeyb geliyo sameynta shuruucda dalka.<\/p>\n<p>Gudoomiyayaasha Golayaasha sharci dejinta dowlad goboleedayada ee shirka ka qeyb galaya ayaa dhankooda ka hadlay muhiimadda shirkan uu maamul goboleedyada u leeyahay.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa socon doona muddo sedax maalin ah iyadoo geba gabadiisana la filayo in qodobo laga soo saaro.<\/p>\n<p>Xubnaha shirka ka qeyb galay oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha golaha shacabka JFS ayaa sidoo kale maanta kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha ay ku shaqeeyaan wasaaradaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes) Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koofur-Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45840","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1329,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45840"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45847,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45840\/revisions\/45847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45846"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}