{"id":45919,"date":"2017-12-28T23:43:40","date_gmt":"2017-12-28T22:43:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45919"},"modified":"2017-12-28T23:43:40","modified_gmt":"2017-12-28T22:43:40","slug":"madaxweyne-farmaajo-waxaa-sharaf-weyn-ah-in-aan-dib-u-hanannay-maamulka-iyo-maareynta-hawadeenna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45919","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo \u201cWaxaa sharaf weyn ah in aan dib u hanannay maamulka iyo maareynta hawadeenna.\u201d"},"content":{"rendered":"<p>28\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45904\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10.jpg\" alt=\"2\" width=\"698\" height=\"465\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/2-10-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 698px) 100vw, 698px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha oo xarigga ka jaray xarunta iyo qalabka hawada lagu maamulayo ayaa kormeeray shaqada ay hayaan khubarada Soomaaliyeed ee loo xilsaaray maareynta duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vVFdKo31xoI\" width=\"554\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri \u201cWaxaa sharaf weyn noo ah in aan dib u hanannay maamulka iyo gacan ku heynta hawadeenna. Waxay tani qeyb ka tahay dadaallada aan ugu jirno sidii aan dib ugu hanan laheyn dowladnimo dhammeystiran.\u201d<\/p>\n<p align=\"left\">Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo waxa uu tilmaamay in Dowladdu ay dardar gelinayso dadaallada Ilaalinta soohdimaha badda iyo xuduudaha barriga, taasina ay u baahantahay dadaal dheeraad ah oo ka yimaada dowladda iyo shacabka.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa sheegay in muddii koobneyd ee dowladda shaqeynaysay ay ku guuleystay dib u soo celinta kalsoonida Beesha Caalamka ay ku qabaan Soomaaliya taas oo dhabbaha u xaareysa waayo cusub oo u bilowda Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cWaxaan horumar weyn ka sameynay dhanka maamulka maaliyadda dalka taas oo hay\u2019adda lacagta Adduunka IMF ay qirtay in wadada saxda ah ay ku socoto siyaasadda dowladda ee dhanka maamulka maaliyadda.\u201d<\/p>\n<p align=\"left\">Dowladda Federaalka ah ayaa qorsheynaysa dhawaan in la furo dugsiga tababarka maamulka iyo maareynta hawada si loo diyaariyo aqoonyahanno iyo xirfadlayaal Soomaaliyeed oo ku takhasusay maamulka iyo maareynta hawada, kana hawlgala guud ahaan dalka.<\/p>\n<p align=\"left\">Masuuliyiinta kale ee madasha ka hadlay ayaa ugu baaqay Shirkadaha Duulimaadyada Caalamiga ah in ay dalka ka bilaabaan duulimaadyadooda tooska ah maadaama Soomaaliya ay buuxisay sharciyada duulimaadyada caalamiga ah.<\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45919","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1253,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45919","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45919"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45919\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45920,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45919\/revisions\/45920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45904"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45919"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45919"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45919"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}