{"id":45921,"date":"2017-12-28T23:47:17","date_gmt":"2017-12-28T22:47:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45921"},"modified":"2017-12-28T23:47:17","modified_gmt":"2017-12-28T22:47:17","slug":"daawo-video-somaliland-oo-ka-soo-horjeesatey-ku-wareejinta-dowlada-soomaaliya-maamulka-hawada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45921","title":{"rendered":"Daawo Video: Somaliland oo ka soo horjeesatey ku wareejinta dowlada Soomaaliya maamulka Hawada"},"content":{"rendered":"<p>28\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray wareejintii dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay Maamulka Hawada Soomaaliya,iyadoo maanta si rasmi ah xariga looga jaray xarunta laga maamulayo hawada Soomaaliya.<span id=\"more-3896\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45922\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-1.png\" alt=\"32\" width=\"528\" height=\"327\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-1.png 765w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-1-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-1-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-1-638x395.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><\/a><br \/>\nMaareeyaha hay\u2019adda duulista Somaaliland Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodol oo shir jaraa\u2019id ku qabtay maanta magaalada Hargeysa ayaa sheegay inaysan aqbali doonin in hawada Somaliland laga maamulo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Duuliye Cabdi Maxamed Rodol ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay ka baxday heshiiska ay hore u wada galeen dowlada Soomaaliya ee\u00a0 Istanbul 1 &amp; 2.<\/p>\n<p>\u201cWaxay keeni doontaa khalkhal iyo jahawareer mas\u2019uuliyadeedana waxa ay dusha ka fuuli doontaa xukuumada Soomaaliya oo heshiiska ka baxday,\u201dayuu yiri Maareeye Rodol<\/p>\n<p>Agaasimaha Duulista Hawada Somaliland ayaa ugu baaqay \u00a0\u00a0Qaramada Midoobay, Dowladaha deriska ah, Hey\u2019adda ICAO isagoo sheegay inaysan marnaba raali ka ahayn in Somaliland hawadeeda laga maamulo magaalada Muqdisho,balse ay diyaar u yihiin inay wadahadaladii hore u socday ay ka qeybgalaan.<\/p>\n<p>Warkan ka soo yeeray Agaasimaha Duulista Hawada maamulka Somaliland ayaa yimid kadib markii saaka uu Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu xariga ka jaray xarun laga maamulo hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Daawo muuqaal<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-Zqs43opYjA\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28\u00a0 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray wareejintii dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45922,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1664,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45923,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45921\/revisions\/45923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45922"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}