{"id":46096,"date":"2018-01-03T13:13:37","date_gmt":"2018-01-03T12:13:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=46096"},"modified":"2018-01-03T13:13:37","modified_gmt":"2018-01-03T12:13:37","slug":"wefdi-uu-hogaaminayo-wasiirka-arimaha-gudha-dfs-oo-hordhac-u-ah-madaxweyne-farmaajo-oo-pl-kusoo-wajahan-berri","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=46096","title":{"rendered":"Wefdi uu hogaaminayo wasiirka Arimaha Gudha DFs oo hordhac u ah madaxweyne Farmaajo oo PL kusoo wajahan berri"},"content":{"rendered":"<p>03 Jan 2018 (Puntlandes)\u00a0Wefdi ballaaran oo uu hoggaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid(Juxa) ayaa berri oo ah Khamiis kusoo wajahan Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-46027\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8.jpg\" alt=\"8\" width=\"602\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8-768x510.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 602px) 100vw, 602px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wefdigaan ayaa waxay hordhac u yihiin safar uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulaahi \u00a0Farmaajo ku imaanayo Puntland 6 bishaan Jannaayo ee sanadkan 2018, waxayna ka kooban yihiin Wasiirro Soomaaliya, xildhibaanno ka socda labada Aqal iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sabtida lagu wadaa in uu ka soo dego garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso,booqashadii ugu horreysay oo uu ku yimaado degaannada Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu Puntland ku sugan yahay waxa uu xariga ka jari doonaa caasimadda Puntland ee Garoowe, wuxuuna booqasho dhanka dhulka ah ku tagi doonaa magaalooyin iyo deegaano badan oo Puntland ah sida ay ogaatay warbaahinta Puntlandes.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Jan 2018 (Puntlandes)\u00a0Wefdi ballaaran oo uu hoggaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":46027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-46096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1312,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/46096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=46096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/46096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46097,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/46096\/revisions\/46097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/46027"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=46096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=46096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=46096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}