{"id":46103,"date":"2018-01-04T08:40:54","date_gmt":"2018-01-04T07:40:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=46103"},"modified":"2018-01-04T08:40:54","modified_gmt":"2018-01-04T07:40:54","slug":"rw-khayre-oo-xilalkii-ka-qaaday-wasiirada-arimaha-gudaha-dibadda-ganacsiga-oo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=46103","title":{"rendered":"RW Khayre oo xilalkii ka qaaday Wasiirada Arimaha Gudaha, Dibadda &#038; Ganacsiga oo"},"content":{"rendered":"<p>04 Jan 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday seddex kamid ah golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, iyadoo seddex kale oo cusub lagu badalay wasiiradaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xasan-1-678x381.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-46105\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xasan-1-678x381.jpg\" alt=\"xasan-1-678x381\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xasan-1-678x381.jpg 678w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xasan-1-678x381-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xasan-1-678x381-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xasan-1-678x381-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/xasan-1-678x381-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng C\/raxmaan Yariisow oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wasiirada arimaha dibada, arimaha gudaha iyo ganacsiga iyo warshadaha looga qaaday xilalkoodii wareegto kasoo baxday xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Yuusuf Garaad Cumar, Qadra Axmed Ducaale iyo Cabdi Faarax Juxa ayaa waayay xilalkii ay ka hayeen xukuumadda ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Wasiirada xilka laga qaaday ayaa waxaa lagu bedelay:<\/p>\n<ol>\n<li><strong>Cabdi Maxamed Sabriye: waxaa loo magacaabay wasiirka arimaha gudaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamed Cabdi Xayir Maareeye: ayaa loo magacaabay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Danjire Axmed Ciise Cawad: waxaa loo magacaabay wasiirka arimaha\u00a0arimaha dibadda.<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Wasiirada cusub ayaa lagu amray inay si dhaqso ah xilalkooda ula wareegaan, waxaana la sheegay in faafinta rasmiga ah lagu soo saari doono magacaabidda wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arinta waxay imaaneysaa iyadoo wali ay banaanyihiin boosaskii ay baneeyeen labo kamid ahaa golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, oo kala ahaa wasiirkii gargaarka iyo wasiirkii diinta iyo Awqaafta halka uu RW Khayre magacaabay Wasiirada Gaashaandhiga iyo Hawlaha Guud.<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 Jan 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday seddex kamid ah golaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":46105,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-46103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1480,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/46103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=46103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/46103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":46106,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/46103\/revisions\/46106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/46105"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=46103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=46103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=46103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}