{"id":4633,"date":"2014-12-05T19:30:41","date_gmt":"2014-12-05T18:30:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4633"},"modified":"2014-12-05T19:30:41","modified_gmt":"2014-12-05T18:30:41","slug":"qaar-ka-mid-ah-ciidamada-puntland-oo-ka-gadooday-mushahaar-laaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4633","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Ciidamada Puntland oo ka Gadooday Mushahaar la`aan"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo gadoosan ayaa duleedka\u00a0waqooyi ee magaalada Garowe soo gaarey. Ciidamadan ayaa saldhig ku lahaa tan iyo sanadkii\u00a0lasoo\u00a0dhaafey deegaanka Tuko-raq ee Gobolka Sool. Warbaahinta Puntlandes oo xiganaysa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa ogaatay\u00a0in\u00a0gadoodka ciidamadan oo\u00a0saldhig\u00a0ku lahaa\u00a0furinta u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ay timid ka kadib markii ay waayeen mushahrkoodii\u00a0muddo gaareysa 4 bilood iyadoo dhinaca kale ay joojisay, sida xogtaan tibaaxeyso, Xukuumada Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas adeegyadii shidaalka. Dhinaca kale Ilo madax banaan oo la hadlay Puntlandes.com ayaa sheegaya\u00a0in\u00a0subaxnimadii horre ee maanta in ciidanka gadoodsan si xoog ah\u00a0ugala degeen gadiidka xamuulka ee marayay wadada isku xirta Garowe iyo\u00a0Laas-caano shidaal ay kaga soo guureen jiida Tuka-raq.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horaysay oo\u00a0ciidamo\u00a0gadoodsan oo musharkoodii waayey\u00a0tan iyo intii ka dambeysay isbedelkii ka dhacay Puntland horaantii sanadka 2014. Xukuumada uu hogaamiyo Dr Gaas ayaa faan, Caburin, Xarig iyo marin habaabin ka dhigatay Caado.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo gadoosan ayaa duleedka\u00a0waqooyi ee magaalada Garowe soo gaarey. Ciidamadan ayaa saldhig ku lahaa tan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4633","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2461,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4633"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4634,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4633\/revisions\/4634"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}