{"id":4682,"date":"2014-12-06T11:24:29","date_gmt":"2014-12-06T10:24:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4682"},"modified":"2014-12-06T13:05:15","modified_gmt":"2014-12-06T12:05:15","slug":"war-deg-dega-rw-cabdiwali-oo-kalsoonida-lagala-noqday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4682","title":{"rendered":"Faahfaahin: RW Cabdiwali oo kalsoonida lagala noqday"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa kalsoonida ay Xildhibaanada Baarlamaanka kala noqdeen Xukuumada Soomaaliya, waxaana Kulanka Baarlamaanka fadhiyay Xildhibaano gaaraya 235-Xildhibaan.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/803.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3990\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/803-300x194.jpg\" alt=\"803\" width=\"300\" height=\"194\" \/><\/a><br \/>\nGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka Shir gudoominayay ayaa Codeynta kadib shaaciyay natiijada kasoo baxday codkii loo qaaday Mooshinkii laga soo gudbiyay Xukuumada Soomaaliya.<br \/>\nProf Jawaari ayaa sheegay in ay Mooshinka kalsooni kala noqoshada ogolaaeen Xildhibaano gaaraya 153-Xildhibaan, waxaana diiday Mooshin 80-Xildhibaan halka 2-Xildhibaanada ay ka aamustay.<br \/>\nGudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya ay codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumada Soomaaliya, waxa uuna Xildhibaanada uga mahad celiyay sida quruxda badan ay hooshooda u guteen.<br \/>\nFaahfaahin kala soco Puntlandes.com<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa kalsoonida ay Xildhibaanada Baarlamaanka kala noqdeen Xukuumada Soomaaliya, waxaana Kulanka Baarlamaanka fadhiyay Xildhibaano gaaraya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4001,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1534,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4682"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4685,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4682\/revisions\/4685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4001"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}