{"id":4702,"date":"2014-12-06T19:47:12","date_gmt":"2014-12-06T18:47:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4702"},"modified":"2014-12-06T19:47:12","modified_gmt":"2014-12-06T18:47:12","slug":"akhri-raysul-wasaarihii-hore-iyo-xulufadiisii-siyaasadeed-oo-halis-soo-foodsaaratay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4702","title":{"rendered":"Akhri: Raysul Wasaarihii hore iyo Xulufadiisii Siyaasadeed oo halis soo foodsaaratay"},"content":{"rendered":"<p>Xafiisyada xeer ilaalinta \u00a0iyo Hanti dhowlrka Qaranka ayaa wasiirrada iyo wasiir ku xigeennadii ka tirsanaa \u00a0xukuumadda uu maanta baarlamanku kalsoonida kala laabtay ku amray ineysan dalka ka bixi Karin ogolaansho la\u2019aan, \u00a0tan iyo inta ay xilalka uga wareejinayaan si waafaqsan nidaamka.<\/p>\n<p>War Qoraal ah oo ay ku wada saxiixnaayeen Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir iyo Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax ayaa lagu xusay in iyagoo tixgelinaya xaaladda adag ee dalku marayo, <strong>iyo soo ifbixidda jiritaanka ku takri falid awoodeed ee shaqo iyo shaqaale, islamarkaana ay dareemeen surtagalnimada lunsasho iyo takri fal hanti dadweyne\u00a0 ay soo saareen amarka safarka lagaga joojinayo wasiirrada<\/strong>.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka aqriso Qoraalka<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10779.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4703\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10779-217x300.jpg\" alt=\"10779\" width=\"217\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10779-217x300.jpg 217w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10779.jpg 465w\" sizes=\"auto, (max-width: 217px) 100vw, 217px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiisyada xeer ilaalinta \u00a0iyo Hanti dhowlrka Qaranka ayaa wasiirrada iyo wasiir ku xigeennadii ka tirsanaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1685,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4704,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4702\/revisions\/4704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4703"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}