{"id":47083,"date":"2018-01-19T12:19:44","date_gmt":"2018-01-19T11:19:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47083"},"modified":"2018-01-19T12:19:44","modified_gmt":"2018-01-19T11:19:44","slug":"madaxweyne-farmaajo-dhulka-dowladda-lama-hibeyn-karo-lama-bixin-karo-lamana-wareejin-karo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47083","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo \u201cDhulka dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo\u201d"},"content":{"rendered":"<p>19 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-46895\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2.jpg\" alt=\"10a\" width=\"527\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2-768x511.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/10a-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa yiri \u201cSida uu tilmaamayo Qodobka 43aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhulku waa khayraadka koowaad iyo saldhigga nolosha dadka. Ilaa inta laga soo saarayo habraacyada sharci ee waafaqsan Qodobka 43aad ee Dastuurka, dhulka dowladda lama hibeyn karo, bixin karo, lamana wareejin karo.\u201d<\/p>\n<p>\u201cIyada oo la ilaalinayo hantida qaranka ee dhul, cir iyo bad waxaan u sheegayaa shacabka Soomaaliyeed in wixii dhul ah ee la iibiyay ama la hibeeyay ama la kireeyay keddib 8-dii Febraayo, 2017 uusan haysan ogolaansho sharci ah. Haddii uu jiro muwaadiniin iibsaday ama kireystay dhul danta guud, waxaan u sheegayaa in iibsigaas uu yahay mid sharci darro ah.\u201d<\/p>\n<p>\u201cMarkii la I doortay, waxaan ballan qaaday inaan ilaalinayo ammaanada la ii dhiibay, dhulka dowladdana wuxuu kamid yahay ammaanadaas. Waxaan u xaqiijinayaa shacabka Soomaaliyeed in guddi heer qaran ah aan u saari doono arrimaha la xiriira dhulka si baaritaan dhab ah loogu sameeyo, loona hubiyo inaan dhul dan guud loo adeegsan dan shakhsiyadeed.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu farayaa dhammaan hay\u2019adaha ay khuseyso arrintan inaan la bixin karin dhul dowladeed oo aan kusoo bixin wareegto Madaxweyne, lana soo marin habraac waafaqsan shuruucda u yaalla dalka.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":46895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1071,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47084,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47083\/revisions\/47084"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/46895"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}