{"id":47201,"date":"2018-01-21T09:41:58","date_gmt":"2018-01-21T08:41:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47201"},"modified":"2018-01-21T09:42:55","modified_gmt":"2018-01-21T08:42:55","slug":"akhriso-madaxweyne-farmaajo-oo-gobolka-banaadir-u-magacaabay-maamulka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47201","title":{"rendered":"Akhriso Madaxweyne Farmaajo oo Gobolka Banaadir u magacaabay Maamulka cusub"},"content":{"rendered":"<p>21 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyadoo dhamaan xilalka laga qaaday xubnihii hayay xilka Guddoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka.<span id=\"more-5482\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47202\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg\" alt=\"34e9a\" width=\"640\" height=\"377\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-638x376.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha:-<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo)<\/p>\n<p>-Markuu arkay soojeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka&amp; Dib-u-heshiisiinta;<\/p>\n<p>Markuu wadatashi la sameeyey, islamarkaasna dhageystey talooyinka Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya;<\/p>\n<p>Madaxweyahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalkakala ah:<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Mudane Cabdiraxmaan CumarCismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho;<\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada;<\/strong><\/li>\n<li><strong>Hussein Mohamed Nur waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Maamulka &amp; Maaliyada;<\/strong><\/li>\n<li><strong>Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada &amp; Wacyigelinta<\/strong><\/li>\n<li><strong>Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka HowlahaGuud<\/strong><\/li>\n<li><strong>Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_4_5a6440c2de61f_rand td_block_template_4\">\u00a0Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1149,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47201"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47204,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47201\/revisions\/47204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47202"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}