{"id":4721,"date":"2014-12-07T13:06:04","date_gmt":"2014-12-07T12:06:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4721"},"modified":"2014-12-07T13:06:04","modified_gmt":"2014-12-07T12:06:04","slug":"baarlamaanka-puntland-oo-xeerka-doorashooyinka-ka-saaray-qodobadii-ka-hor-imaanayey-dastuurka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4721","title":{"rendered":"Baarlamaanka Puntland oo xeerka doorashooyinka ka saaray Qodobadii ka hor imaanayey Dastuurka Puntland"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garowe (Pes)<\/strong>\u00a0 Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ka dooday shalay xeerka guddiga doorashooyinka oo ka kooban 24-qodob.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah qodobadaasi oo gaaraya 11-ayaa la meelmariyay sidaasi waxaa u sheegay Xildhibaan ka gaabsaday magaciisa oo fadhiga goobjoog ka ah, waxana guud ahaan laga saaray xeerka qodobka <strong>10-aad<\/strong> oo ka hadlaya in <strong>Wasaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalku<\/strong> ka mid ahaanto Guddiga doorashooyinka kaasoo loo arkay <strong>inuusan sharci ahayn<\/strong>.<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa maanta in xeerka lasoo afmeero doodiisa si loo gudo galo ansixintiisa, iyadoona Siciid Sanwayne oo ka mid ah ragga xiisaynaya doorashooyinka Axsaabta uu horay u sheegay inaysan raali ka noqon doonin xeerkan haddii aan laga saarin wasaradda Dastuurka.<\/p>\n<p>Xeerkan waxaa 27-ka bishii hore soo meelmariyay golaha xukumadda, wuxuna sugayaa ansixinta Baarlamaanka inkastoo ay wali doodiisu socoto.<\/p>\n<p>Inta badan xeerkan oo magaciisii hore laga badalay ayaa u eg %90 xeerkii hore ee dowladadii Cabdiraxmaan Farole diyaarisay.<\/p>\n<p>Wixii kusoo kordha Xeerkan\u00a0kala socda Puntlandes.com<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (Pes)\u00a0 Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ka dooday shalay xeerka guddiga doorashooyinka oo ka kooban&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4721","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1552,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4722,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4721\/revisions\/4722"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}