{"id":47253,"date":"2018-01-23T12:29:48","date_gmt":"2018-01-23T11:29:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47253"},"modified":"2018-01-23T12:29:48","modified_gmt":"2018-01-23T11:29:48","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ku-dhawaaqay-in-cadaado-ay-tahay-xarunta-baarlamaanka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47253","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in Cadaado ay tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>23 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi \u201cFarmaajo\u201d ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado kula kulmay Odayaasha\u00a0iyo waxgaradka Cadaado, isagoona kala hadlay Tabashooyin ay qabeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47202\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg\" alt=\"34e9a\" width=\"640\" height=\"377\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-638x376.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo dhageystay Warbixinta Odayaasha iyo Waxgaradka ayaa u sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay qanciso cid kasta oo tabasho qabta, wuxuuna ku dhawaaqay in Magaalada Cadaado ay tahay Xarunta Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Odayaasha iyo Waxgaradka la kulmay Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay Soo jeedintiisa, waxayna kaga mahad celiyeen sida Madaxweynaha uu diyaar ugu yahay qancinta dadka tabashooyinka qaba.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweyne ayaa dhagax dhigay Garoonka diyaaradaha Magaalada Cadaado oo dib u dhis lagu sameynayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Masuuliyiin oo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ayaa goobjoog ka ahaa Munaasabada dhagax dhiga Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi \u201cFarmaajo\u201d ayaa garoonka diyaaradaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1003,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47254,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47253\/revisions\/47254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47202"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}