{"id":4737,"date":"2014-12-07T21:11:59","date_gmt":"2014-12-07T20:11:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4737"},"modified":"2014-12-07T21:11:59","modified_gmt":"2014-12-07T20:11:59","slug":"mustaf-dhuxulow-oo-ka-dhoofay-muqdisho-saacado-kadib-amarkii-xeer-ilaaliyaha-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4737","title":{"rendered":"Mustaf Dhuxulow oo ka dhoofay Muqdisho, saacado kadib Amarkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka"},"content":{"rendered":"<p style=\"margin: 0cm; margin-bottom: .0001pt; line-height: 19.5pt; vertical-align: baseline;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1084.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4738\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1084-300x225.jpg\" alt=\"1084\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm; margin-bottom: .0001pt; line-height: 19.5pt; vertical-align: baseline;\"><span style=\"font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Siihayaha Wasiirka Warfaafinta DFS\u00a0Mustaf Dhuxulow ayaa maanta ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta xilli ay xeer ilaaliyaha qaranka iyo Hantidhowrka guud ay soo saareen wareegto mamnuucaysa in<span class=\"apple-converted-space\">\u00a0<\/span><span id=\"more-6565\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit; outline: 0px;\"><\/span>wasiirada dowladii kalsonida weysay aysan dalka ka bixi karin amar la\u2019aan.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; vertical-align: baseline; font-style: inherit; font-weight: inherit; outline: 0px; margin: 0cm 0cm 15.0pt 0cm;\"><span style=\"font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Mustaf Dhuxulow ayaa dhoofitaankiisa maanta uu ka dhoofay magaalada Muqdisho la sheegay in ay tahay arrimo u gaar ah isaga. <\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; vertical-align: baseline; margin: 0cm 0cm 15.0pt 0cm;\"><span style=\"font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Siihayaha wasiirka warfaafinta Mustaf Dhuxulow ayaa ka mid ahaa wasiiradii sida cad u taageerayay ra\u2019iisalwasaare Cabdiweli Sheekh waqtigii uu socday khilaafkii u dhexeeyay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra\u2019iisal wasaare Cabdiweli Sheekh.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; vertical-align: baseline; font-style: inherit; font-weight: inherit; outline: 0px; margin: 0cm 0cm 15.0pt 0cm;\"><span style=\"font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Ma jirto illaa haatan wax war ah oo ka soo baxay xafiisyada xeer ilaalinta iyo hanti dhowrka qaranka ee la xiriirta dhoofista uu Mustaf Dhuxulow ka dhoofay dalka.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; vertical-align: baseline; margin: 0cm 0cm 15.0pt 0cm;\"><span style=\"font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Waxaa iswaydiin leh, inkastoo ay sharcidaro ahayd wareegtadaas hadana, Wasiirada kale ee aan ka soo jeedin Qolyaha Xamar ku habsaday ma dhoofi karaan iyagu mise?<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 19.5pt; vertical-align: baseline; margin: 0cm 0cm 15.0pt 0cm;\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siihayaha Wasiirka Warfaafinta DFS\u00a0Mustaf Dhuxulow ayaa maanta ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho isagoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4737","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1517,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4739,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4737\/revisions\/4739"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}