{"id":4740,"date":"2014-12-07T22:16:20","date_gmt":"2014-12-07T21:16:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4740"},"modified":"2014-12-07T22:16:20","modified_gmt":"2014-12-07T21:16:20","slug":"akhriso-saadaasha-aqoonyahan-ismail-iyo-rw-la-soo-wado-dr-gaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4740","title":{"rendered":"Akhriso Saadaasha Aqoonyahan Ismail iyo RW la soo wado \u201dDr Gaas \u2026\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1088.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4742\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1088-300x133.png\" alt=\"1088\" width=\"300\" height=\"133\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ismaaciil Aadan Diiriye Agaasimihii horre Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland ayaa bartiisa Facebook ga soo dhigay Qoraal uu dareenkiisa ku cabirayo isagoo Saadaal ka bixinaya Raysul Wasaaraha uu soo magacaabi doono madaxweyne Xasan Sheekjh wuxuuna ku bilaabayaa sidatan \u201dMa runbaa in ay nabadoon Xaad iyo Axmed Diiriye u dhiibeen madaxweynaha liis ay ku qoranyihiin niman isku beel ah, Kuna amreen in uu shakhsiyaadkan midkood ka dhigo Raiisul Wasaaraha soo socda? waxay u siiyeen mudnaanta sida ay u kala hormariyeen magacyadooda Saacid ayaa 3 jeer ka mudan saaxiibadiis.<\/p>\n<p>1-Saacid Shirdoon<br \/>\n2-Saacid Shirdoon<br \/>\n3-Saacid Shirdoon<br \/>\n4-Xoosh Jibriil<br \/>\n5-Yusuf Ali Adan<br \/>\n6-Jaamac Cali Jaamac<br \/>\n7-Farmaajo<br \/>\n8-DR Gaas\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ismaaciil Aadan Diiriye oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri \u201dWaxay ahaataba weli ma aanan garan shakhsiyaadka liiskan ku qoran iyo sida ay mudnaanta ku kala siiyeen nabadoon Xaad iyo Axmed Diiriye, hadii laga reebo DR Gaas\u201d<\/p>\n<p>Aqoonyahan Ismaaciil Aadan Diiriye \u00a0ayaa sharaxaad dheer ka bixinaya sababta ay odayaashu ula soo baxeen \u00a0madaxweynha iminka ee Puntland Dr Gaas wuxuuna\u00a0yiri \u201dDR Gaas oo ay nabadoonada u riyaagsan yihiin tan iyo intii loo doortay xilka madaxweynaha Puntland maadaana uu durbadiiba ogolaaday wax uu mudo hortaagnaan jiray DR Faroole oo ah in la dhiso gudi dastuur oo sharci darro ah, gudigan ayaa waxa dhistay wasiirkii hore ee dastuurka Faarax Sh Cabduqaadir oo ay daraadiis u burburtay xukuumadii firfircoonayd ee raiisul wasaare Cabdiweli Sheekh, gudigaas Faarax Sh Cabduqaadir dhistay ayuu ku amray DR Gaas in uu xubin ku soo darsado\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ismaaciil Aadan Diiriye \u00a0ayaa hadalka ku soo gabagabeeyey Gudiga uu Faarax soo dhisay Dr Gaas na uu ku raacay waxa uuna yiri \u201dGudigan oo loo dhisay si aan sharci ahayn ayaa la dhisay iyadoo weli uusan dhisnayn aqalkii sare ee ansixin lahaa, Gudigan ayaa howshiisu tahay inuu dastuurka khaldo\u201d<\/p>\n<p>Ismaaciil Aadan Diiriye \u00a0ayaa ugu dambayntii\u00a0su\u2019aal waydiiyey saaxiibadiisa Facebook waxayna u dhignayd su\u2019aashu sdatan \u201dYaa kaloo aad is leedahay waa ku dareen odayaasha liiskan raiisul wasaraha soosocda?\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/992.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4554\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/992.jpg\" alt=\"992\" width=\"150\" height=\"140\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>WQ Ismail Adam Dirie.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xigasho:-<\/strong><strong>\u00a0<\/strong><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/ismail.dirie.3\"><strong>https:\/\/www.facebook.com\/ismail.dirie.3<\/strong><\/a><\/p>\n<p><strong>Editorail Office<\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntlandfes.com<\/strong><\/p>\n<p><strong>info@puntlandes.com<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ismaaciil Aadan Diiriye Agaasimihii horre Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland ayaa bartiisa Facebook ga soo dhigay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1775,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4743,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4740\/revisions\/4743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4741"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}