{"id":47431,"date":"2018-01-28T15:43:19","date_gmt":"2018-01-28T14:43:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47431"},"modified":"2018-01-28T15:43:19","modified_gmt":"2018-01-28T14:43:19","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47431","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Kulmay"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">28 Jan 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu qeyb galayo Shir-Madaxeedka Caadiga ah ee Midowga Afrika, ayaa waxa ay kulan gaar ah yeesheen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/25-7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47432\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/25-7.jpg\" alt=\"25\" width=\"696\" height=\"462\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/25-7.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/25-7-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/25-7-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/25-7-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/25-7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bogaadiyey horumarka la taaban karo ee Dowladdu ka sameysay dhinacyada siyaaadda, amniga iyo dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiniciisa sheegay in Dowladda ay ka go\u2019antahay sii xoojinta dib u heshiisiinta iyo xasillina dalka, isaga oo intaas ku daray Madaxweynuhu in ay muhiim tahay in Qaramada Midoobay ay dardargaliso caawimaadda ay siiso Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\">Ugu dambeyn Madaxweynaha iyo Xoghayaha ayaa isla soo qaaday meesha ay mareyso u diyaarinta ciidamada Soomaaliya in ay amniga dalka la wareegaan , Xoghaye Guterres ayaana qiray in Ciidamada Soomaaliya ay yihiin kuwo la isku hallayn karo oo u baahan in la taageero oo kaliya , waxa uuna hadalkiisa kusoo gabagabeeyey in Qaramada Midoobay ay gargaar dhinaca bini\u2019aadanimada ah gaarsiin doonto Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\"><strong>-DHAMMAAD-<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Jan 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":998,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47431"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47434,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47431\/revisions\/47434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47432"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}