{"id":47512,"date":"2018-01-30T19:28:49","date_gmt":"2018-01-30T18:28:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47512"},"modified":"2018-01-30T19:50:45","modified_gmt":"2018-01-30T18:50:45","slug":"sawirro-rw-khayre-oo-ka-qayb-galay-dood-ku-saabsan-ka-soo-kabashada-iyo-jawaab-ka-bixinta-abaaraha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47512","title":{"rendered":"Sawirro: R\/W Khayre oo ka Qayb galay Dood ku saabsan ka soo kabashada iyo Jawaab ka Bixinta Abaaraha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">30\u00a0Jan 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku saabsan ka hortaga iyo jawaab ka bixinta Abaaraha soo noq-noqda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\">Waxaa ka soo qayb galay shirka Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Howlaha Guud, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiir ku xigeenka Abaaraha, iyo Wasiir Dawlaha Arimaha Dibadda, qaar kamid ah Hayadaha Qaramada midoobay, madax ka socotay maamul goboleedyada iyo Safiirada dalalka taageera Soomaaliya<\/p>\n<p align=\"left\">Ra\u2019iisul Wasaarah Soomaaliya ayaa ka mahad celiyay wufuuda ka soo qayb gashay shirka oo ka kala yimid meelo fog-fog waxuuna ka sheekeeyay jawaabtii ay ka bixisay xukuumadiisa abaartii Soomaaliya mudadii yarayd ee ay jirtay, isagoona sheegay in markii la magacaabay ay dadaal dheer u galayn sidii ummadda Soomaaliyeed looga badbaadin lahaa abaaraha.<\/p>\n<p align=\"left\">Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ayaa qeexay doorka qurba joogta Soomaaliyeed ay ku lahaayeen wax ka Qabashada abaarihii ku dhuftay dalka, waxuuna tilmamay in ay iska soo aruuriyeen lacag gaaraysa Shan Milyan oo Dollar.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cSoomaaliya waxaa u bilaamay baal cusub oo horumarineed, waxayna diyaarisay qorshayaashii ay ku sugan lahayd Amnigeeda kuna horumarin lahayd dalka oo dhan. Sidoo kal waxay diyaarisay qaabki looga hortigi lahaa khatarta abaaraha, anagoo kaa shanayna hay\u2019adaha caawiya Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cSuurtagal noqon mayso in dalkeena uu leeyahay khayraad farabadan shacabkeenuna ay macluul iyo gaajo u dhintaan. Balse waa in aan horumarinaa wax soo saarka dalka si ay u yaraato gaajada iyo macaluusha shacabka Soomaaliyeed.\u201d Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Khayre.<\/p>\n<p align=\"left\">Shirka ayaa lagu falanqeeyay sidii looga gaashaaman lahaa looguna diyaar garoobi lahaa abaaro kale oo Soomaaliya soo wajaha iyo habka ugu haboon ee loo hubin karo in gargaarka la gaarsiiyo dadka loogu talagalay, taas oo ay ugu deeqeen dawladooda iyo hay\u2019adaha caalamka.<\/p>\n<p>Daawo sawirrada<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-47513\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1.jpg\" alt=\"34a\" width=\"619\" height=\"413\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 619px) 100vw, 619px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-47514\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1.jpg\" alt=\"34a1\" width=\"617\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a1-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-47515\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2.jpg\" alt=\"34a2\" width=\"613\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a2-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 613px) 100vw, 613px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-47516\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1.jpg\" alt=\"34a3\" width=\"614\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34a3-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 614px) 100vw, 614px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30\u00a0Jan 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47515,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47512","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1391,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47512","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47512"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47519,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47512\/revisions\/47519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47515"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}