{"id":47520,"date":"2018-01-30T19:54:20","date_gmt":"2018-01-30T18:54:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47520"},"modified":"2018-01-30T19:54:20","modified_gmt":"2018-01-30T18:54:20","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-oo-joojiyey-dhismaha-ka-socda-dhulka-biyaaso-liibaro-ee-degmadda-xamar-jajab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47520","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir oo joojiyey dhismaha ka socda dhulka Biyaaso Liibaro ee degmadda Xamar jajab"},"content":{"rendered":"<p>30\u00a0Jan 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab., Guddoomiyaha ayaa hay\u2019adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha dhismaha ee socda waxana uu tilmaamay in aan loo dulqaadan karin in hantida qaranka si gaar ah looga faa\u2019iideysto.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/35-2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47522\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/35-2-1.jpg\" alt=\"35 (2)\" width=\"639\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/35-2-1.jpg 639w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/35-2-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/35-2-1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/35-2-1-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/35-2-1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 639px) 100vw, 639px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Maamulka degmada Xamar jajab ayaa sidoo kale la faray inay gacanta ku hayaan dhulkan uu dhismaha ka socday, waxana hay\u2019adaha ammaanka iyagana lagu wargeliyey inay ka gutaan waajibaadkooda qaran, si loo ilaaliyo hantida danta guud.<\/p>\n<p>Guddoomiye Eng. Yariisoow ayaa tilmaamay in tallaabadani ka tarjumeyso siyaasadiisa ku aaddan ilaalinta hantida danta guud, lagana daba tegi doono dhammaan dhulkii danta guud ee haatan ku jira gacanta shakhsiyaad ama looga faa\u2019iidaysanayo dano gaar ah.<\/p>\n<p>\u201cWarqad aan ku joojinay dhismaha dhulka Biyaaso Liibaro waxay ka mid tahay siyaasadda aan ku ilaalinayno hantida qaranka, wax dulqaad ahna uma yeelan doono in danta guud looga faa\u2019iideysto dano gaar ah\u201d Ayuu yiri Guddoomiye Eng. Yarisow.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan Dhulka danta guud ee ka maqan gacanta dawladda waan ku raadjoogi doonaa waana ka daba-tegaynaa. Waxaa naga go\u2019an inaan la dagaalano musuqmaasuqa iyo wax is daba marinta, waxana ku shaqayn doonaa hanaanka dawladnimada iyo xayndaabkiisa\u201d Ayuu Raaciyey Guddoomiyuhu.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo xilka si rasmi ah ula wareegay shalay, ayaa tallaabadan u qaaday si uu u ilaaliyo hantida qaranka, iyadoo muhiimaddu tahay in laga waantoobo in si gaar ah looga faa\u2019iidaysto dhulka danta guud.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30\u00a0Jan 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1564,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47523,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47520\/revisions\/47523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47522"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}