{"id":47526,"date":"2018-01-31T11:40:37","date_gmt":"2018-01-31T10:40:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47526"},"modified":"2018-01-31T11:40:37","modified_gmt":"2018-01-31T10:40:37","slug":"xiisad-colaadeed-oo-ka-taagan-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47526","title":{"rendered":"Xiisad colaadeed oo ka taagan Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>31 Jan 2018 (Puntlandes) Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa ka taagan maanta xiisad sababi karta dagaal.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/1v.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47529\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/1v.png\" alt=\"1v\" width=\"639\" height=\"467\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xiisadaan ayaa waxa ay u dhaxeeysa Ciidamada Jubbaland iyo ciidamo qaab beeleed u abaabulan oo daacad u ah Xildhibaan Axmed Taajir oo uu Axmed Madoobe amray in kalsoonida xubinimada Baarlamaanka Jubaland lagala noqday.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa isku Horfadhiya Gudaha Magaalada Kismaayo waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas teel teel ah oo labada dhinac ay isku ridayaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale Ciidamo aad u farabadan oo katirsan kuwa Jubbaland ayaa lagu daadiyay Wadooyinka iyo xaafadaha Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Waxaa wali xabsiga Kismaayo ku xiran Xildhibaan Axmed Taajir oo xalay ay xireen ciidamada Nabadsugida Jubbaland.<\/p>\n<p>Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal uu ku dhex qarxo Ciidamada Jubbaland iyo Ciidamadaasi hubeeysan ee ka soo horjeedo Xariga Xildhibaan Axmed Taajir.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Jan 2018 (Puntlandes) Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47529,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1505,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47526"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47530,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47526\/revisions\/47530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47529"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}