{"id":47556,"date":"2018-02-02T18:30:43","date_gmt":"2018-02-02T17:30:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47556"},"modified":"2018-02-02T18:30:43","modified_gmt":"2018-02-02T17:30:43","slug":"tacsi-marxuumad-faadumo-faarax-jaamac-oo-ku-geeriyootay-magaalada-malmo-ee-dalka-sweden","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47556","title":{"rendered":"Tacsi marxuumad Faadumo Faarax Jaamac oo ku geeriyootay magaalada Malmo ee dalka Sweden"},"content":{"rendered":"<p>INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/39.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47557\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/39.png\" alt=\"39\" width=\"469\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/39.png 469w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/39-300x216.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/39-292x210.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 469px) 100vw, 469px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa habaynimadii xalay ahayd oo ay taariikhdu ku aadanayd 01\/02\/2018 ku geeriyootay magaalada Malmo ee dalka Sweden marxuumad Faadumo Faarax Jaamac.<\/p>\n<p>Waxaan allah uga baryaynaa inuu marxuumada dambigeeda dhaafo janadii fardowso ahaydna ka waraabsho, ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>Waxaa Tacsiyeynaya dadka hoos ku qoran oo u tacsiyeynaya dhamaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeryootay Marxuumadu, gaar ahaan ilmo Shiikh Ismaaciil Wayrax oo ay dhashay:<\/p>\n<ol>\n<li>Bashiir Cabdi Cabdi Jamac (Shiish)<\/li>\n<li>Mahdi Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>Khadiijo Maxamed Saalim<\/li>\n<li>Asad Bashiir Cabdi<\/li>\n<li>Axmed Ismaaciil Cismaan<\/li>\n<li>Bashiir Abshir Gaas<\/li>\n<li>Baarliin Xasan Maax<\/li>\n<li>Geelle Xasan Maax<\/li>\n<li>Maxamed Warsame (Xabeeb)<\/li>\n<li>Ifraax Cabdulaahi xashi Maxamuud Gaani<\/li>\n<li>Maryan Cabdulaahi Axmed (Qodmadow)<\/li>\n<li>Hibo Xasan Maax<\/li>\n<li>Nadiijo Jaamac Maxamuud (Jaamac Jalao)<\/li>\n<\/ol>\n<p>MA DHINTE WAA ALLAH, Geeriduna waa xaq, eeboo ha u naxariiso Marxuumada, jannatul fardowsana ha ka waraabiyo AMIIN.<\/p>\n<p>AAMIIN AAMIIN AAMIIN<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN. Waxaa habaynimadii xalay ahayd oo ay taariikhdu ku aadanayd 01\/02\/2018&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1237,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47556"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47558,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47556\/revisions\/47558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47557"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}