{"id":47562,"date":"2018-02-02T20:55:34","date_gmt":"2018-02-02T19:55:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47562"},"modified":"2018-02-02T20:55:34","modified_gmt":"2018-02-02T19:55:34","slug":"sawiro-musharax-abuukar-indhacade-oo-liiska-musharaxiinta-baargaal-ee-xildhibaanada-puntland-ku-soo-biiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47562","title":{"rendered":"SAWIRO: Musharax Abuukar Indhacade oo liiska Musharaxiinta Baargaal ee Xildhibaanada Puntland ku soo biiray"},"content":{"rendered":"<p>02 Feb 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay <a href=\"calendar:T2:02\/02\/2018\">02\/02\/2018<\/a> munaasibad sare oo uu<\/p>\n<p>musharaxnimadiisa ku shaacinaayo ku qabtay Magaalada Boosaaso ee<br \/>\nxarunta Gobolka Bari Gudoomiyaha Degmada Baargaal Musharax Abuukar<br \/>\nIndhacade oo sheegay inuu yahay musharax u taagan xildhibaanimada<br \/>\nDegmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ee dawlad goboleedka Puntland<br \/>\nDoorashada 2019<\/p>\n<p>Musharax Abuukar indhacade oo xafladiisa maanta ay ka soo qaybgaleen<br \/>\ndhamaan waxgaradka , cuqaasha dhalinyarada , ganacsatada iyo<br \/>\nsalaadiinta deegaanka iyo marti sharaf kale oo badan ayaa waxaa uu<br \/>\n<a href=\"geo:0,0?q=halkaasi kaga dhawaaqay inuu\">halkaasi kaga dhawaaqay inuu<\/a> yahay musharax u taagan xildhibaanimada<br \/>\nDegmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu ee barlamaanka puntland ee<br \/>\nsanadka 2019 haduu eebe idmo<\/p>\n<p>Musharax Abuukar indhacade ayaa marti sharaftii ka soo qayb gashay<br \/>\nxaflada uga warbixiyay qorshihiisa waxqabad hadii uu ku guulaysto<br \/>\nxubinta xildhibaanka asagoo sheegay marka hore inuu ku shaqayn doono<br \/>\nsi mutadawacnimo ah uu musharkiisa ugu deeeqayo horumarka Degmada<br \/>\nBaargaal iyo degaanada ku xeeran<\/p>\n<p>wuxuu intaasi ku daray in deegaanka uu ka jiro horumar la&#8217;aan oo ay<br \/>\nsabab u tahay xildhibaanada deegaanka matala oo aan ka warqabin<br \/>\ndeegaanka asaguna uu dabeecadaas badali doono inshalaah<\/p>\n<p>wuxuu intaasi ku daray musharax abuukar indhacade inuu deegaanku u<br \/>\nbaahan yahay xildhibaan fahmi kara duruufaha haysta deegaanka , asagoo<br \/>\nku daray ka shakhsi ahaan intuu gudoomiyaha degmada Baargaal ahaa oo<br \/>\nhada wali yahay uu arkay wax yaabo badan oo u baahan in wax laga qabto<br \/>\nuuna arimahaasi la hortagi doono madaxda dalka oo uusan la ganban<br \/>\ndoonin hadana u sii sheegayo<\/p>\n<p>ugu danbayntii wuxuu yiri musharax abuukar indhacade &#8221; Waxaan ka<br \/>\ncodsanayaa dadwaynahaa ka soo jeedaa degaanka inay Igu taageeraan<br \/>\nsidaan ugu guulaysan lahaa xilkaas.<\/p>\n<p>sidoo kale waxaa madasha khudbado ka jeediyay qaar kamid ah marti<br \/>\nsharaftii ka soo qayb gashay munaasibada oo dhamaan isku raacay in loo<br \/>\nbaahanyahy isbadel , iyo xildhibaan dal joog ah oo ganacsi iyo hanti<br \/>\nku leh deegaanka dareemi karana waxa ka jira deegaanka la dhex nool<br \/>\nbulshada uu mataalaayo muddana maamulkooda ku soo dhex jiray ,<br \/>\nsifooyinkaas oo ay sheegeen in uu leeyahay musharax Abuukar indhacade<br \/>\nayagoo sheegay inay ku taagerrayaan xilkaas culus ee uu istaagay<br \/>\nilaahna uga baryayaan inuu u fududeeyyo haduu ku guulaysto.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e10.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47563\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e10.jpeg\" alt=\"e10\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.51.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47564\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.51.jpeg\" alt=\"WhatsApp Image 2018-02-02 at 16.35.51\" width=\"607\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.51.jpeg 607w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.51-169x300.jpeg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.51-576x1024.jpeg 576w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.51-292x520.jpeg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 607px) 100vw, 607px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e5.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47565\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e5.jpeg\" alt=\"e5\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e6.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47566\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e6.jpeg\" alt=\"e6\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e7.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47567\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e7.jpeg\" alt=\"e7\" width=\"607\" height=\"499\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e7.jpeg 607w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e7-300x247.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e7-292x240.jpeg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 607px) 100vw, 607px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ee.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47568\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/ee.jpeg\" alt=\"ee\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.43.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47569\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.43.jpeg\" alt=\"WhatsApp Image 2018-02-02 at 16.35.43\" width=\"607\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.43.jpeg 607w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.43-169x300.jpeg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.43-576x1024.jpeg 576w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/WhatsApp-Image-2018-02-02-at-16.35.43-292x520.jpeg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 607px) 100vw, 607px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e4.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47570\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e4.jpeg\" alt=\"e4\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e111.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47571\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e111.jpeg\" alt=\"e11(1)\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47572\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e3.jpeg\" alt=\"e3\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e10-1.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47573\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/e10-1.jpeg\" alt=\"e10\" width=\"607\" height=\"499\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Feb 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02\/02\/2018 munaasibad sare oo uu musharaxnimadiisa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1892,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47574,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47562\/revisions\/47574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47573"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}