{"id":47575,"date":"2018-02-03T11:00:38","date_gmt":"2018-02-03T10:00:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47575"},"modified":"2018-02-03T11:00:38","modified_gmt":"2018-02-03T10:00:38","slug":"guddoomiyaha-gobolka-benaadir-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-ingiriiska-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47575","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">03 Feb 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa galinkii dambe ee shalay kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47576\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a.jpg\" alt=\"41a\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/41a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Guddoomiyuhu wuxuu qeexay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa cusub. Dhankiisa, Mr. Concar wuxuu soo dhoweeyay inuu guddoomiyuhu diiradda saarayo maamul wanaagga iyo dimuqraadiyaynta. Labada mas\u2019uul waxay isku afgarteen muhimadda uu leeyahay amniga, canshuuraha, iyo in xal waara loo helo dadka barakacayaasha ee jooga magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"left\">Eng. Yarisow ayaa tilmaamay arrimaha sida gaarka ah diiradda looga saaray kulanka inay kamid tahay horumarinta Caasimadda iyo in loo helo waddooyin, maadaama kuwii hore bur-bur xoogan soo gaaray , nadaafadda, la dagaalanka saboolnimada iyo dadka barakacayaasha ah in loo sameeyo isbitaallo yar-yar iyo goobo waxbarasho. Sidoo kale waxaa kulanka la iskula soo qaaday arrimaha dhulalka, gaar ahaan goobaha danta guud ee ay dagan yihiin dadka danyarta ah in fursad la siiyo ka hor inta aan laga saarin.<\/p>\n<p align=\"left\">Labada mas\u2019uul waxay mar kale xaqiijiyeen wadashaqeynta xoogga leh ee ka dhexeysa Safaaradda Ingiriiska iyo Maamulka Gobolka Benaadir iyo inay ka go\u2019antahay inay si intaa ka dhow u wadashaqeeyaan.<\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Feb 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":989,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47577,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47575\/revisions\/47577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47576"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}