{"id":47646,"date":"2018-02-06T08:15:24","date_gmt":"2018-02-06T07:15:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47646"},"modified":"2018-02-06T08:15:24","modified_gmt":"2018-02-06T07:15:24","slug":"shirka-amniga-qaranka-oo-maanta-ka-furmaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47646","title":{"rendered":"Shirka Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>06 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Shirka Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Goboleedyada loogana hadlidoona arrimo badan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47647\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/23.jpg\" alt=\"23\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/23.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/23-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/23-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/23-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/23-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka waa shir sadexdii biloodba mar la qabto, waxaa looga hadlaa Xaaladda guud ee Amniga dalka, wixii qabsoomay mudada labada shir u dhaxaysa iyo wixii aan qabsoomin, waxaana ka qaybgala Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Raiisul Wasaaraha Xukuumadda,\u00a0Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka,\u00a0dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Gudoo,iyaha Gobolka Banaadir,\u00a0Wasiirrada Caddaaladda, Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Amniga,\u00a0Lataliyeyaasha Madaxweynaha iyo hoggaanka kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p>Muddada uu socdo kulamada shirkan waxaa dib u eegid lagu sameeyaa xaaladda amniga dalka iyo Ciidanka Xoogga, iyadoona la gorfeeyo qorshaha sadexda bilood ee soo socota iyo arrimaha xoogga la saarayo.<\/p>\n<p>Shirka Amniga Qaranka waa madasha kaliya ee haatan ay si joogta ah ugu kulmaan Madaxda Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, waxa uuna leeyahay guddiyo hoosaad iyo xeer anshax.<\/p>\n<p>Shirkan caadi ahaan waxa uu socdaa muddo 2 ilaa 3 malmood ah Waxaana guddoomiya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ah Taliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka mid yahay Shirkan qorsheyaashii ugu horreeyey ee uu saxiixo Madaxweyne Farmaajo maadama uu ka farcamay heshiiskii amni ee 17ii\u00a0\u00a0Abriil, 2017\u00a0ay wada galeen Xukuumadda, Madaxda Dowladda Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka Benaadir iyo Taliyeyaasha Ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Shirka Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeya madaxda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1012,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47648,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47646\/revisions\/47648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47647"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}