{"id":47801,"date":"2018-02-12T13:19:37","date_gmt":"2018-02-12T12:19:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47801"},"modified":"2018-02-12T13:19:37","modified_gmt":"2018-02-12T12:19:37","slug":"wasiirka-cadaalada-xfs-iyo-taliyaha-ciidanka-asluubta-oo-ka-digay-dhismaha-dhulka-danta-guud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47801","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaalada XFS iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo ka digay dhismaha dhulka danta Guud"},"content":{"rendered":"<p>12 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Howshan shaqo oo ay maanta ku tageen mas\u201duuliyiin\u00a0 uu ka mid yahay\u00a0 Wasiirka Cadaalada Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji Xoghaya Wasaarada Cadaalada Dr. Ismaaciil jimcaale\u00a0 iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan,ayaa ahaa mid loogu kuur galayay dhulbanaaan oo kaabiga ku haya isbitaal Keysaney oo ay leeyihiin Ciidamada Asluubta,maadaama mudooyinkii la soo dhaafay muran ay ka keenayeen shaqsiyaad dano gaar ah leh oo siyaabo kala duwan u ootay dhulkaan oo ay leeyiihiin \u00a0Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/62.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-47802\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/62.jpg\" alt=\"62\" width=\"436\" height=\"232\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/62.jpg 308w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/62-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/62-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/62-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 436px) 100vw, 436px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa mar labaad digniin u diray shaqsiyaadka ku howlan dhismaha dhulkaan danta guud.<\/p>\n<p>Xoghayaha Wasaaradda Cadaalada Dr. Ismaaciil Jimcaale oo ka mid ahaa mas\u2019uuliyiinta maanta tagay dhulkaasi banaan ayaa ineysan suurta gal ahayn in dhismo laga bilaabo dhulka Ciidanka Asluubta.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay indhulkaan aan lagu kadsoomin,maadama uu yahay dhul Qaran.<\/p>\n<p>23 ,ka\u00a0 bishii April\u00a0 Sanadkii tagay\u00a0 ee2017dii, ayuu Taliyaha Ciidanka Asluubta uu tagay dhulkaan isagoo digniin u diray shaqsiyaadka ku howlanaa dhismihiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Howshan shaqo oo ay maanta ku tageen mas\u201duuliyiin\u00a0 uu ka mid yahay\u00a0 Wasiirka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1163,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47803,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47801\/revisions\/47803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47802"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}