{"id":47812,"date":"2018-02-13T20:02:08","date_gmt":"2018-02-13T19:02:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47812"},"modified":"2018-02-13T20:02:08","modified_gmt":"2018-02-13T19:02:08","slug":"wasiirka-dastuurka-dfs-oo-la-kulmay-golaha-wasiirada-dowladda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47812","title":{"rendered":"Wasiirka Dastuurka DFS oo la kulmay Golaha Wasiirada dowladda Puntland"},"content":{"rendered":"<p>13 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Gudigga la socodka dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, ayaa waxay kulan la qaateen Golaha Wasiirada dowladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-47813\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71.jpg\" alt=\"71\" width=\"567\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/71-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 567px) 100vw, 567px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Ku-Xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Cabdixakiim Cameey oo horkacayay Golaha Wasiirda Puntland ayaa furay shirka.<\/p>\n<p>\u201cHaddaan nahay Puntland waxaan si kalsooni leh idinku ballanqaadeynaa inaan idinla shaqeyno, waxaa idin saaran waajibaad adag oo ay eegayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa nahay garbihiina wadashaqeyn iyo inaan idin la talinnaba diyaar baan u nahay\u201d ayuu yiri Mudane Camey oo la hadlayay Wasaaradda iyo labada Guddi.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdi Xoosh oo warbixin ku saabsan Tubta dhameeystirka Dastuurka la wadaagayay Golaha Wasiirada Puntland ayaa yiri<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda iyo labada Guddi waxay ku heshiyeen Qorshe-hawleedka idiin horyaalla oo ah Tubta lagu dhameeystirayo Dastuurka inaga oo dooneyna in aan ka tala gelinno dhammaan Dawlad Goboleedyada, rajo wayn ayaan ka qabaa inagga oo dhammaanteen gacmaha is heysanna inaan guul ka gaarno Geedi-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka\u201d.<\/p>\n<p>Dhankooda Guddoomiyeyaasha labada Guddi ee Wasaaradda ay shaqo wadaaga yihiin Mudane Maxamed Daahir Afrax iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Kaamil ayaa waxay ka hadleen muhiimadda Tubta dhameeystirka Dastuurka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47812","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1004,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47814,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47812\/revisions\/47814"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47813"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}