{"id":47837,"date":"2018-02-15T07:53:36","date_gmt":"2018-02-15T06:53:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47837"},"modified":"2018-02-15T07:53:36","modified_gmt":"2018-02-15T06:53:36","slug":"madaxweynaha-koonfur-afrika-jacob-zuma-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47837","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma oo is casilay"},"content":{"rendered":"<p>15 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah heystay ayaa Habeenkii Arbacada khudbad Qaran uu ka jeediyay Telefishinka \u00a0ku dhawaaqay inuu is casilay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/11-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-47838\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/11-1.jpg\" alt=\"11\" width=\"520\" height=\"280\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/11-1.jpg 520w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/11-1-300x162.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/11-1-292x157.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 520px) 100vw, 520px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Zuma ayaa heystay Cadaadis uga imaanayay xubnaha xisbigiisa ANC.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan halkaan \u00a0u imid go\u2019aan ah inaan is casilo waliba sida ugu dhaqsiyaha badan,\u201d ayuu Mr. Zuma ka sheegay magaalada Pretoria.<\/p>\n<p>75-jirkan ayaa waxaa saarnaa caddaadis ballaaran oo ah inuu xilka ku wareejiyo Madaxweyne ku xigeenka Cyril Ramaphosa, kaas oo ah hogaamiyaha cusub ee xisbiga ANC-da.<\/p>\n<p>Jacob Zuma ayaa xilka Madaxweynaha Koonfur Afrika soo hayay tan iyo 2009, waxa uuna wajahayaa eedo dhowr ah oo musuq maasuq.<\/p>\n<p>Iscasilaaddiisa ayaa waxa uu Zuma ku soo beegay dhammaadka khudbad dheer oo uu ku sheegay inuu aad uga soo horjeedo qaabka xisbiga ANC isaga ula dhaqmay.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka madaxweynaha dalka Koonfur Africa Cyril Ramaphosa oo isagana dhawaan la doortay ayaa la filayaa inuu noqdo siihayaha madaxweynaha maanta oo khmaiis ah.<\/p>\n<p>Waxaana madaxweyne cusub lagu soo dooranayaa 30-cisho gudahood,balse Wasiirada howlahooda wey sii wadan doonaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.om<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47838,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":939,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47839,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47837\/revisions\/47839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47838"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}