{"id":47854,"date":"2018-02-15T08:10:50","date_gmt":"2018-02-15T07:10:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47854"},"modified":"2018-02-15T08:22:12","modified_gmt":"2018-02-15T07:22:12","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-soo-dhoweysay-wada-hadalada-u-socday-itoobiya-jabhadda-onlf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47854","title":{"rendered":"Dhagayso: Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay wada hadalada u socday Itoobiya &#038; Jabhadda ONLF"},"content":{"rendered":"<p>15 Feb\u00a02018 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa sheegay in dowladdu ay soo dhoweyneyso wada hadalada maalmahan uga socday magaalada Nairobi Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda ONLF.<span id=\"more-8162\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-47733\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a.jpg\" alt=\"49a\" width=\"452\" height=\"336\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a.jpg 645w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a-300x223.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a-292x217.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/49a-638x475.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 452px) 100vw, 452px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Cawad ayaa sheegay in wada hadalo kasta oo u horseedaya gobolka nabad iyo xasilooni ay soo dhoweynayaan, ayna taageerayaan sida uu yiri.<\/p>\n<p>Mudane Cawad\u00a0oo la waydiiyey wadahalada ONLF iyo Itoobiya iyo sida uu u arko maadaama ay DFS horay ugu aqoonsatay ONLF inay AGAGIXISO tahay ayaa yiri \u201cAnnaga waxaan u arkeynaa Wadahadal kasta oo Nabad, Xasilooni iyo Wanaag u keenaya Gobolka ama dal ka mid ah dal ka mid ah gobolka, faa\u2019iidana u leh waan soo dhaweyneynaa, waana taageereynaa\u201d<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-47854-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Cawad.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Cawad.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Cawad.mp3<\/a><\/audio>\n<p><!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Cawad.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Cawad.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Cawad.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Shir Golaha wasaaradda Soomaaliya ayaa oo ay kaga jawaabayeen sanadkii hore u gacan gelisay dowladda Itoobiya ay DFS u gacan gelisay C\/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa ONLF, ayey waxay ONLF ugu aqoonsatay AGAGIXISO wax u dhimaysa xasiloonida gobolka,\u00a0 waxaana tallaabadaas Baarlamaanka Soomaaliya ku tilmaamay inay aheyd mid sharci darro ah dhawaana waxaa taageeray madaxweynaha JFS mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Feb\u00a02018 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay Idaacada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47854","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1170,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47854"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47860,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47854\/revisions\/47860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47733"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}