{"id":47988,"date":"2018-02-19T08:02:22","date_gmt":"2018-02-19T07:02:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47988"},"modified":"2018-02-19T08:02:22","modified_gmt":"2018-02-19T07:02:22","slug":"ganacsiga-suuqa-bakaaraha-oo-maalintii-labaad-u-xiran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=47988","title":{"rendered":"Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo maalintii labaad u xiran"},"content":{"rendered":"<p>19 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Ganacsiga Suuqa Bakaaraha ayaa maalintii labaad u xiran shaqo joojin ay sameeyeen Ganacsatada Gobolka Banaadir, kaddib khilaaf soo kala dhex galay Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda oo ka dhashay canshuur xad-dhaaf ah oo lagu soo rogay.<span id=\"more-8408\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/31.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-47989\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/31.jpeg\" alt=\"31\" width=\"638\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/31.jpeg 952w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/31-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/31-768x424.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/31-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/31-638x352.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qeybihii Ganacsiga uu ka koobnaa Suuqa ayaa gebi ahaanba xiran, sida qeybaha lagu iibiyo jumlada iyo tafaariiq, qeybaha lagu iibiyo dharka, maacuunta, qalabka baabuurta, dahabka iyo qeybo kale.<\/p>\n<p>Xirnaanshaha Suuqa ayaa saameynta ugu badan ku yeelatay boqolaal ruux oo ka xoogsata Suuqa Bakaaraha, kuwaasoo nolol maalmeedkooda ka dabarin jiray Suuqa.<\/p>\n<p>Wariyeyaasha ayaa soo sheegaya in maalintii labaad Suuqa uu albaabada u xiran yahay dhamaan ganacsiga, iyadoo waddooyinka Suuqaas oo looga bartay mashquul ay yihiin kuwo cidlo ah oo si teel teel ay dadka u marayaan.<\/p>\n<p>Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dhib ku qabaan canshuurta lagu soo rogay ee loo yaqaano Canshuurta Iibka, waxaana ay ku andacoonayaan in alaab aan la iibin oo aanay suuq geyn, isla markaana faa\u2019ido iyo khasaare midna ogeyn waxa ka soo baxayo aysan macquul aheyn inay canshuurtooda bixiyaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddiga Ganacsiga iyo warshadaha ee golaha shacabka ayaa sheegay inay la kulmi doonaan Ganacsatada Gobolka Banaadir, si ay xaalada soo korortay ugala hadlaan, gaar ahaan arrinta khilaafka ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda, waxaa kulan gaar ah yeelan doona Guddiga Joogtada Golaha shacabka, oo la filayo inay go\u2019aan ka soo saaraan kulankooda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Ganacsiga Suuqa Bakaaraha ayaa maalintii labaad u xiran shaqo joojin ay sameeyeen Ganacsatada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-47988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1221,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47988"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47990,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47988\/revisions\/47990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47989"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}