{"id":48003,"date":"2018-02-19T12:56:06","date_gmt":"2018-02-19T11:56:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48003"},"modified":"2018-02-19T13:06:36","modified_gmt":"2018-02-19T12:06:36","slug":"taliyaasha-booliskanabad-sugidda-iyo-asluubta-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48003","title":{"rendered":"Taliyaasha Booliska,Nabad Sugidda iyo Asluubta oo la magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>19 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeehsey kulan deg deg ah ayaa waxaa ay soo magacaabeen taliyaasha cusub ee Booliska,Nabadsugidda iyo Asluubta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48004\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33.jpg\" alt=\"33\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa looga hadlaya arrimo badan oo horyaal xukuumadda,waxaana kamid ahaa magacaabista:<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48008\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33a.jpg\" alt=\"33a\" width=\"725\" height=\"286\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33a.jpg 725w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33a-300x118.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33a-292x115.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/33a-638x252.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 725px) 100vw, 725px\" \/><\/a><\/p>\n<ol>\n<li><strong> Taliyaha Booliska oo loo magacaabay Bashiir\u00a0Cabdi Maxamed<\/strong><\/li>\n<li><strong>Taliyaha Nabadsugida loo magacaabay Xuseen Cusmaan Xuseen<\/strong><\/li>\n<li><strong>Taliyaha Asluubta loo magacaabay\u00a0S\/guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe)<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Taliyaha Nabadsugida Xuseen Cusmaan ayaa horay u soo noqday Wasiir kuxigeenka Caafimaadka, waxaa uu ka soo jeeda <strong>Beelaha Digil iyo Mirifle<\/strong><\/p>\n<p>Taliyaha Asluubta loo magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo horay xilkan u hayey\u00a0<strong>Beesha\u00a0Madhibaan<\/strong><\/p>\n<p>Bashiir Cabdi Maxamed ayaa horay u ahaa Taliye kuxigeenka Booliska, isagoo haatan u dalacay xilka Taliyaha Booliska.<\/p>\n<p>Magacaabista Taliyaasha Nabad sugidda iyo Booliska ayaa in muddo ah la sugayay,kadib markii xilalkii horey looga qaaday taliyaashaasi,sidoo kale waxaa la magacaabay taliyaha ciidanka Asluubta ah.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalo dowladda Soomaaliya ay ku doonayso sidii loo xoojin lahaa sugidda amniga guud ee Dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeehsey kulan deg deg ah ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48004,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1217,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48003"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48010,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48003\/revisions\/48010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48004"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}