{"id":48099,"date":"2018-02-24T13:20:51","date_gmt":"2018-02-24T12:20:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48099"},"modified":"2018-02-24T13:20:51","modified_gmt":"2018-02-24T12:20:51","slug":"tirada-dadkii-ku-dhintay-qaraxyo-iyo-weeraro-ka-dhacay-muqdisho-oo-korortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48099","title":{"rendered":"Tirada dadkii ku dhintay qaraxyo iyo weeraro ka dhacay Muqdisho oo korortay"},"content":{"rendered":"<p>24 Feb\u00a02018 (Puntlandes) Qaraxyadii iyo weerarkii ay\u00a0Kooxda Al-Shabaab ka dambaysay ee shalay ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyootay 29 ruux.\u00a0<span id=\"more-8756\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/43-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48091\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/43-1.jpg\" alt=\"43\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/43-1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/43-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/43-1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/43-1-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/43-1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Meydadka illaa 27 ruux ayaa la geeyay Isbitaalka Madiina, halkaasoo markii dambe labo ruux oo dhaawac ay ku geeriyootay, dadka ku dhintay qaraxyada ayaa waxay isugu jireen askar iyo dad rayid ah iyo kooxdii weerarka geystay.<\/p>\n<p>Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Dr. C\/qaadir Xuseen Maxamed ayaa sheegay in 29 ruux ay ku dhinteen, kuwaasoo labo ka mid ah intii xaaladooda caafimaad lala tacaalayay ay dhinteen.<\/p>\n<p>Carruur da\u2019dooda ka hooseysay 10 sano jir ayaa ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxa ka dhacay Isgoyska KM-0 ee nawaaxiga Ex Baar Fiat.<\/p>\n<p>Qaraxa ugu dhimashada iyo dhaawaca badnaa ayaa ahaa kii ka dhacay agagaarka Isgoyska KM-0 oo ku dhow xarun Taliska Nabadsugida leeyihiin.<\/p>\n<p>Qaraxyada shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ahaa kii ugu khasaaraha badnaa, tan iyo qaraxyadii gil gilay magaalada Muqdisho bishii October.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Feb\u00a02018 (Puntlandes) Qaraxyadii iyo weerarkii ay\u00a0Kooxda Al-Shabaab ka dambaysay ee shalay ka dhacay Muqdisho&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1341,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48100,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48099\/revisions\/48100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48091"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}