{"id":48106,"date":"2018-02-25T13:10:05","date_gmt":"2018-02-25T12:10:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48106"},"modified":"2018-02-25T13:10:05","modified_gmt":"2018-02-25T12:10:05","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-hambalyo-ku-aadan-maalinta-xuriyadda-u-diray-dowladda-iyo-shacabka-dalka-kuweyt","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48106","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo ku aadan Maalinta Xuriyadda u diray dowladda iyo shacabka dalka Kuweyt"},"content":{"rendered":"<p>25 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shacabka dalka Kuweyt sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay xurriyadda dalkas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-47202\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg\" alt=\"34e9a\" width=\"492\" height=\"290\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/34e9a-638x376.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 492px) 100vw, 492px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay farxadda la qeybsanayaan walaalaha Kuweyt oo u dabaal dagayay maalintan qiimaha badan ee xornimada ay ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal iyo sida markasta ay uga go\u2019antahay kor u qaadistiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo uga mahad celiyey shacabka iyo dowladda Kuweyt sida joogtada ah ee ay u garab istaagaan Soomaaliya, ayaa u rajeeyey horumar dheeraad ah iyo farxad waarta.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Feb\u00a02018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shacabka dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1040,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48106"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48107,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48106\/revisions\/48107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/47202"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}