{"id":48112,"date":"2018-02-26T12:58:05","date_gmt":"2018-02-26T11:58:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48112"},"modified":"2018-02-26T12:58:05","modified_gmt":"2018-02-26T11:58:05","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-agaasimaha-guud-u-magacaabay-wasaaradda-shaqada-shaqaalaha-dhalinyarada-iyo-ciyaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48112","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo  Agaasimaha Guud u magacaabay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/51.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48113\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/51.jpg\" alt=\"51\" width=\"597\" height=\"485\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/51.jpg 945w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/51-300x244.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/51-768x624.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/51-292x237.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/51-638x519.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 597px) 100vw, 597px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Dr Gaas ayaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Puntland u magacaabay,Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) oo horay u ahaa Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Wasaaraddaasi.<\/p>\n<p><strong><em>Halkaan ka akhriso digreetada.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Xeer Madaxweyne Lr. 27. February 26, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaas<span class=\"text_exposed_show\">imaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dawladda Puntland.<br \/>\nMadaxweynaha Dawladda Puntland.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu Qiimeeyey: Aqoontiisa iyo Khibradiisa Shaqo.<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey: Tala soo Jeedinta Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>1. Waxaa Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana) loo magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1050,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48114,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48112\/revisions\/48114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48113"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}