{"id":48252,"date":"2018-03-02T15:19:38","date_gmt":"2018-03-02T14:19:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48252"},"modified":"2018-03-02T15:19:38","modified_gmt":"2018-03-02T14:19:38","slug":"raiisul-wasaaraha-oo-hor-yimid-heshiiskii-dekedda-berbera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48252","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha oo hor yimid heshiiskii Dekedda Berbera"},"content":{"rendered":"<p>02 Marso 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada\u00a0 Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir jaraa\u2019id oo uu qabtay waxaa uu kaga hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo dowladda Itoobiya, iyadoo heshiiskan la saxiixay xilli Ra\u2019iisul Wasaraaha ku sugnaa Imaaraadka Carabta.<span id=\"more-9096\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/45.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48097\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/45.jpg\" alt=\"45\" width=\"680\" height=\"520\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in heshiiskaas aanay qeyb ka aheyn, lugna ku laheyn, isagoo xusay in mowqifka dowladda uu yahay midka ay soo saartay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee ay heshiiskaas ku tilmaamay inuu ahaa mid sharci darro ah.<\/p>\n<p>\u201cMowqifka dowladda Soomaaliyeed waa midka ku cad, midka ay soo saartay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, heshiis walba la galayo oo masiiri ah, deked ha ahaato ama kheyraad dalka meel walba oo ay tahay waxaa u igman kaliya dowladda federaalka, ansixintiisa waxaa leh Baarlamaanka, waxaa mar labaad hoosta ka xariiqayaa in shirkad walba oo dunida ah oo raba in dalkeena maalgashadaan waa soo dhoweyneynaa, laakiin waa inay soo maraan daqriiqa dhabta hey\u2019adaha dastuuriga\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha oo si geesinimo leh uga hadlay go\u2019aanka dowladda ee ku aadan heshiiska Dekeda Berbera.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in shirkad walba oo aan soo marin dariiqa sharciga ee ku soo xadgudba dalka ay la tiigsanayaan sharciga, isla markaana aanay marnaba aqbali doonin heshiiskaas.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Marso 2018 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumada\u00a0 Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir jaraa\u2019id oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1291,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48253,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48252\/revisions\/48253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48097"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}