{"id":48321,"date":"2018-03-05T13:11:42","date_gmt":"2018-03-05T12:11:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48321"},"modified":"2018-03-05T13:11:42","modified_gmt":"2018-03-05T12:11:42","slug":"guddoonka-labada-aqal-ee-baarlamaanka-oo-sheegay-in-hal-waqti-uu-furmi-doono-kalfadhiga-3aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48321","title":{"rendered":"Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo sheegay in hal waqti uu furmi doono Kalfadhiga 3aad"},"content":{"rendered":"<p>05 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in 10-ka bishan uu si rasmi ah u furmi doono kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka oo ka kooban Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.<span id=\"more-9258\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/70.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48322\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/70.jpg\" alt=\"70\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/70.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/70-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/70-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/70-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddi ka kooban 10 xubnood oo ka tirsan labada Aqal ayaa loo xil saaray diyaarinta munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 3aad ee Labada Aqal, waxaana Guddoomiye u ah Senator C\/risaaq Jurile.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa kulamo ka leh diyaar garowga munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 3aad ee Labada Aqal, kaasoo qorshihiisa yahay inuu ka dhaco Dugsiga Booliska ee Jeneraal Kaahiye.<\/p>\n<p>Waxyaabaha ugu waawayn ee haatan horyaala Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah, Arrimaha doorashooyinka, Dib u eegista Dastuurka dalka, Sharciga Jinsiyadda dalka iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u furo kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka labada Aqal, isagoo ka jeedin doono khudbad furitaanka oo uu kaga hadlayo xaalada dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1189,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48323,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48321\/revisions\/48323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48322"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}