{"id":48350,"date":"2018-03-05T17:24:43","date_gmt":"2018-03-05T16:24:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48350"},"modified":"2018-03-05T18:31:46","modified_gmt":"2018-03-05T17:31:46","slug":"sawirro-taliyaha-ciidanka-asluubta-iyo-masuuliyiin-kale-oo-shir-looga-hadlayo-xabsiyadda-soomaaliya-uga-qeyb-galay-magaaladda-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48350","title":{"rendered":"Sawirro: Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Masuuliyiin kale oo shir looga hadlayo Xabsiyadda Soomaaliya uga qeyb galay Magaaladda Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>05 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kasoo\u00a0 laabtay safar shaqo oo ay ku tageen dalka Qatar, ayaa maanta gaaray Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya, halkaasi oo ay uga qeyb galeen Shir looga hadlayey arrimaha Xabsiyadda Soomaaliya, kaasi oo ay kasoo qeyb galeen Madax kale duwan oo Beesha Caalamka ka socda.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa looga hadlay siddii loo sameyn lahaa tababar ku saabsan wada shaqeynta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Garsoorka dalka ee ku saabsan xarunta Xabsiga cusub iyo Maxkmaddaha\u00a0 ee (MPCC) oo ku yaala KM 7 ee Magaaladda Muqdisho, kaasi oo dhismahiisa hadda uu marayo meel gabo gabo ah, waxaana Xabsigaan uu u dhisan yahay si Caalami ah oo la mida Xabsiyadda Wadamada Horumaray oo kale, waxaana dhismahiisa dhismaha Xabsiga iyo Maxkmaddaha uu biloowday 2016 Xilligaasi oo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed uu ahaa S\/guud Bashiir Maxamed Jaamac.<\/p>\n<p>Shirkaan ka dhacay Magaaladda Nairobi ee arrimaha Xabsiyada Soomaaliya looga hadlayo ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay marka laga soo tago Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Guddoomiyaha Maxkamada sare dalka, \u00a0Wasiirka Garsoorka, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Madax kale.<\/p>\n<p>\u201cMagaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta soo gaaray, waxaa halkaas uga qeyb galay shir looga hadlayo \u00a0siddii loo sameyn lahaa tababar ku saabsan\u00a0wada shaqeynta\u00a0Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Garsoorka dalka\u00a0ee xarunta Xabsiga cusub iyo Maxkmaddaha\u00a0 ee (MPCC) oo ku yaala KM 7,\u00a0 Shirkaan, waxaa igu wehliya Guddoomiyaha Maxkamada sare, Wasiirka Garsoorka, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Madax kale\u201d ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S\/guud Bashiir Maxamed Jaamac.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48351\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14.jpg\" alt=\"14\" width=\"655\" height=\"491\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/14-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48352\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15.jpg\" alt=\"15\" width=\"652\" height=\"489\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/15-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 652px) 100vw, 652px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxmed Jaamac iyo wafdi uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48352,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1106,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48350","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48350"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48353,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48350\/revisions\/48353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48352"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}