{"id":48432,"date":"2018-03-07T12:22:49","date_gmt":"2018-03-07T11:22:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48432"},"modified":"2018-03-07T12:22:49","modified_gmt":"2018-03-07T11:22:49","slug":"sawirro-madaxweynaha-dawladda-puntland-ayaa-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafti-ka-socdey-hayadda-icrc","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48432","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socdey hay\u2019adda ICRC"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wefdi ka socdey hay\u2019adda ICRC oo uu hoggaaminayey madaxa ICRC Soomaaliya Simon Brooks.<\/p>\n<p>Wefdiga hay\u2019adda ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa ICRC Soomaaliya Simon Brooks waxaa ka mid ahaa xubno ka tirsan hay\u2019adda ICRC oo ay ka mid ahaayeen isu duwaha hay\u2019adda ICRC Soomaaliya Peter Lick Iyo Madaxa hay\u2019adda ICRC xafiiskeeda Garowe Abdifatah Fandhaal,sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.<\/p>\n<p>Kulanka madaxweynaha iyo hay\u2019adda ICRC oo ka dhacay xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa looga hadley halka ay marayaan mucaawinooyinka banii\u2019 aadaminimo iyo hawl gallada kale ee ay Hay\u2019adda ICRC ka fuliso deegaanada Puntland sida Caafimaadka, biyaha iyo kaalmada qoyska.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa ku boorriyey in ay dar-dar geliyaan hawlaha shaqo ee ay hay\u2019addu ka waddo Puntland isla markaana ay xoogga saaran hirgelinta ceelasha biyaha iyo dib u dayactirka ceelasha hawl-gabka noqday sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay in fiira gaara la siiyo lagana war qabo dadka shacabka ah ee dagan buuraha Gal-Gala oo ay saameeyeen dagaalada kooxha arga gixisada ah ee Al-Shabaab,sida ku xusan qoraalka Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxa Hay\u2019ada ICRC Soomaaliya Simon Brooks ayaa Dawladda Puntland uga mahad celiyey sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey Puntland islamar ahaantana sheegay in dawladda Puntland iyo Hay\u2019adda ICRC ay ka dhaxeyso wada shaqeyn wanaagsan, sidoo kalena waxaa uu sheegay inuu arko isbadal la taaban karo oo ah dhinaca horumarka Puntland, isbedelkaas oo si baaxad leh umuuqda in afartii sano ee lasoo dhaafay hore loo kacay, ka Hay\u2019ad ahaana ay ka shaqeenayaan u adeegida iyo taakulaynta dadka iyo duunyda Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa ku booriyey Hay\u2019adda ICRC iney kor u qaadaan adeegyadooda maadaama ay jiraan abaaro soo noq-noqdey oo mar welba saameeya nolosha reer guuraaga ah iyo guud ahaan Shacabka reer Puntland islamar ahaantana waxaa uu madaxweynuhu sheegey in ay muhiim tahay in la helo ceel biyoodyo, biyo xireeno dheeriya si looga hortago xaalufka iyo abaaraha.<\/p>\n<p>War-saxafadeedka Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo madaxa hay\u2019adda ICRC Soomaaliya ayaa isku afgartay dhammaan arimiihii ay ka wada hadleen, iyadoo uu ballan-qaaday Madaxa Hay\u2019adda ICRC in ay dar-dar gelin doonaan guud ahaan mashaariicda ay ka wadaan Puntland isla markaana dhowaan hirgelin doonaan barnaamijyo kale oo la xiriira kor uqaadista tayada caafimaadka, ceelal biyoodyo iyo biyo xireenada laga hirgelin doono dhulka miyiga ah ee Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48433\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71.jpg\" alt=\"71\" width=\"651\" height=\"481\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71-300x222.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71-768x568.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71-292x216.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71-638x472.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 651px) 100vw, 651px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48434\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a.jpg\" alt=\"71a\" width=\"650\" height=\"413\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a-300x191.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a-768x488.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a-292x186.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a-638x406.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48435\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a1.jpg\" alt=\"71a1\" width=\"651\" height=\"388\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a1.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a1-300x179.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a1-768x458.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a1-292x174.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a1-638x380.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 651px) 100vw, 651px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2.jpg\" alt=\"71a2\" width=\"652\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2-300x196.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2-768x502.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2-292x191.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2-638x417.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 652px) 100vw, 652px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wefdi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48433,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48432","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1234,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48432"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48437,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48432\/revisions\/48437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48433"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}