{"id":48441,"date":"2018-03-07T12:33:33","date_gmt":"2018-03-07T11:33:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48441"},"modified":"2018-03-07T12:37:42","modified_gmt":"2018-03-07T11:37:42","slug":"sawirro-qeybta-labaad-maxaabiis-laga-soo-daayay-xabsiyada-liibiya-oo-muqdisho-soo-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48441","title":{"rendered":"Sawirro: Qeybta Labaad Maxaabiis laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho soo gaaray"},"content":{"rendered":"<p>07 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0 Dhalinyaro gaaraysa 13 oo laga soo daayay Xabsiyada ku yaala Dalka Liibiya oo ay kula soo kulmeen Dhibaatooyin badan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaar kamida dhalinyaradda Dalka dib loogu soo celiyey ayaa sheegay in Xabsiyada Liibiya ku xiran yihiin Dhalinyarado badan oo Soomaaliyeed ayna la kulmaan dhibaatooyin uu jirdil ugu horeeyo.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Mahad Daa\u2019uud ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ka go\u2019an tahay in dib loo soo daayo dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran qaar kamida Xabsiyada Caalamka.<\/p>\n<p>\u201cRuntii arrintan waxaa ay qeyb ka tahay Dadaalka Dowladda Soomaaliya wado kaas oo ah in dib Dalkooda loogu soo celiyo dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran qaar kamida Xabsiyada Caalamka, waxaa\u00a0 noo hirgalay Qorshayaal badan oo dhalinyaradaas lagu soo deynayo waxaana kamida Dalalka laga soo daayey Ethiopia, India, Jaziirada siishalis iyo Dalka Libya\u201d.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi ayaa sheegay in qeybta Sedexaad Maxaabiista ku xiran Xabsiyada Liibiya oo tiro ahaan gaareysa 48-ruux ay rajeynayaan in Todobaadka soo socda la keeno Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa dhowr jeer oo hore\u00a0 qaar kamida Dalalka Caalamka ay ka soo deysay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa, waxaana Dalalkaas kamid ah Ethiopia, India, Jaziirada siishalis iyo Dalka Libya waxaana sidoo kale jira Qorshayaal kale oo Dowladdu wado kuwaas iyana lagu soo deynayo Dhalinyaro ku xiran Dalal kale oo Caalamka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-48442\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4.jpg\" alt=\"71a4\" width=\"648\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a4-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-48443\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5.jpg\" alt=\"71a5\" width=\"645\" height=\"484\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/71a5-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0 Dhalinyaro gaaraysa 13 oo laga soo daayay Xabsiyada ku yaala Dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48442,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1160,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48441","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48441"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48446,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48441\/revisions\/48446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48442"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}