{"id":48532,"date":"2018-03-10T13:37:03","date_gmt":"2018-03-10T12:37:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48532"},"modified":"2018-03-10T13:43:51","modified_gmt":"2018-03-10T12:43:51","slug":"dhagayo-madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-horyimid-si-adagna-uga-hadlay-heshiiska-berbera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48532","title":{"rendered":"Dhagayo: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka horyimid, si adagna uga hadlay Heshiiska Berbera"},"content":{"rendered":"<p>10\u00a0Marso 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goor dhawayd khudbadii dastuuriga ahayd ka jeediyey Munaasabada Furitaanka kalfadhiga 3aad ee labada Aqal ee Barlamanka JF Soomaaliya ayaa \u00a0caddeeyey in dawaladiisu ay difaacayso midnimada iyo Qaranimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/73a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48535\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/73a2.jpg\" alt=\"73a2\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/73a2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/73a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/73a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/73a2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/73a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si adag uga hadlay Heshiiska sadex geesoodka ah ee Dekedda Berbera ee Itoobiya, Somaliland iyo Shirkadda DP world isagoo ku tilmaamay mid aan u ehel ahayn midnimada iyo qaranimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu horayn Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri &#8220;Xiriirka aan la leenahay dalalka deriska iyo Caalamaka waa mid ku dhisan is-ixtiraam iyo wadashaqayn, si aan u xoojino danaha aan wadaagno, siyaasadda Arimaha dibadu waa albaabka ay naga soo galayaan dalalka Caalamka sidaas awgeed waxaan qaadanay siyaasad ku dhisan dhexdhexaadnimo.. <strong>dhinaca kale dawladda Soomaaliya way ka go&#8217;an tahay ilaalinta iyo dhawrista xornimada iyo midnimada dalka Soomaaliya,<\/strong> <strong>arimaha Masiiriya ee ku aadan ilaalada midnimada iyo wadajirka Qaranka ee ay hadda ka shaqaynayaan dawladda qaybaheeda kala duwan\u00a0 waa kuwo loo soo gudbin doono goleyaasha Baarlamaanka si ay uga qaataan talaabada ku haboon iyagoo eegaya dastuurka dalka<\/strong>&#8221;<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaayiri &#8220;Soomaaliya waxay diyaar u tahay maalgashi iyo ganacsi ayla wadaagto wadamada Caalamka si kastaba ha ahaatee cikasta oo doonaysa inay Maalgashato soomaaliya waa inay OGOLAANSHO RASMI AH ay ka haysato Hay&#8217;addaha dastuuriga ah ee dawladda Fadaraalka ah&#8230;.<strong> WAXAAN UGA DIGAYAA wadamada iyo Shirkada Shisheeye inaysan ku xadgudbi karin Qaranimada iyo midnimada Soomaaliyeed<\/strong>&#8221;<\/p>\n<p>Dhagayso madaxweyne Farmaajo oo caddeeyey in Heshiiska Berbera uu wax u dhimayo midnimada iyo qaranimada Soomaaliya<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-48532-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Madaxweyne-Farmaamjo-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigay-heshiiska-Dekedda-Berbera.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Madaxweyne-Farmaamjo-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigay-heshiiska-Dekedda-Berbera.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Madaxweyne-Farmaamjo-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigay-heshiiska-Dekedda-Berbera.mp3<\/a><\/audio>\n<p><!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Madaxweyne-Farmaamjo-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigay-heshiiska-Dekedda-Berbera.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Madaxweyne-Farmaamjo-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigay-heshiiska-Dekedda-Berbera.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Madaxweyne-Farmaamjo-oo-waxba-kama-jiraan-ka-dhigay-heshiiska-Dekedda-Berbera.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10\u00a0Marso 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goor dhawayd khudbadii dastuuriga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48535,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1785,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48532"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48540,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48532\/revisions\/48540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48535"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}