{"id":4857,"date":"2014-12-11T20:12:47","date_gmt":"2014-12-11T19:12:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4857"},"modified":"2014-12-11T20:37:41","modified_gmt":"2014-12-11T19:37:41","slug":"waxqabadka-madaxwaynaha-dawlad-degaanka-soomaalida-itoobiya-ddsi-cabdi-maxamuud-qaybtii-2aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4857","title":{"rendered":"Waxqabadka Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) Cabdi Maxamuud (Qaybtii 2aad)"},"content":{"rendered":"<p>Akhristayaal qoraalkii hore waxaan wax ka qoray\u00a0xaga nabadgalyada\u00a0Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya\u00a0ka hana qaaday.<br \/>\nQoraalkan waxaan ku iftiminayaa horumarka laga gaaray\u00a0 Biyaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya, Horumarkaasoo ah mid si fiican uga hirgalay Degaanka waxaana Shaqadaas Amaanteeda iska leh Madaxweynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.\u00a0Wuxuuna Gartay talaabada nabadgalyada ku xigtaahi in ay tahay Biyo in la helo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1081.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4715\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1081-300x201.jpg\" alt=\"1081\" width=\"300\" height=\"201\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1081-300x201.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1081-292x196.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1081-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1081.jpg 487w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Biyuhu\u00a0 waa furaha nolosha\u00a0 amase noolaha hadii\u00a0aysan Biyo jirin Nolol ma jirto\u00a0\u00a0Biyuhu adigaa ku nool.\u00a0Dadka, Duunyada iyo Ciida dhamaan waxay ku noolyihiin Biyaha sidaas\u00a0daraadeed madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar\u00a0markuu arkay baahida Biyihaya ayuu wuxuu awooda saray\u00a0sidii Biyo dadkiisu u helilahaayeen. Helitaanka Biyaha wuxuu madaxweyne Cabdi ku saleeyey sadex qaybood, tan koowaade kuwa Roobka oo Degmo kasta loo sameeyeey Waro waawayn ama meelo biyaha lagu kaydiyo oo markii Roobku da\u2019o looga faa\u2019iideysto dadka iyo duunydaba. Tan labaade kuwa wabiyada oo loo sameeyey biyo xireeno waaway iyo ugu dambayntii kuwa dhulka hoostiisa ku jira oo uu soo saaray. Dhamaan degmooyinka waxa loo sameeyeey Degmo kasta ugu yaraan hal ceel iyo hal meel oo biyo qabad ah.<\/p>\n<p>Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar hamigiisu waa hurumar in uu Degaanku gaaro, waxaana taas kuu cadaynaya hadaan dib u eegno madaxdii isaga uga horaysay Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ilaa dawladihii aan waxba u ogalayn Degaanka ee Xayle Salase, Xayle Maryam iyo wixii ka horeeyey ma aysan\u00a0samayn in dadka Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya helaan biyo.<\/p>\n<p>Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya waa markii ugu hareeysay ee dhamaan ceel biyood laga sameeyo miyi iyo magaalo\u00a0\u00a0dadka dagaanku marnaba kuma Riyoon jirin hurumarkaas Madaxweyne cabdi ka hor.<\/p>\n<p><span style=\"color: #3366ff;\"><a style=\"color: #3366ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4714\" target=\"_blank\">Halkan ka akhriso Qoraalkii hore<\/a><\/span><\/p>\n<p>La soco qaybta kale<\/p>\n<p>W\/Q: Bashir Kililka shanaad<\/p>\n<p>Daabacaad: Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akhristayaal qoraalkii hore waxaan wax ka qoray\u00a0xaga nabadgalyada\u00a0Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya\u00a0ka hana qaaday. Qoraalkan waxaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1690,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4864,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4857\/revisions\/4864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4715"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}