{"id":4859,"date":"2014-12-11T20:25:09","date_gmt":"2014-12-11T19:25:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4859"},"modified":"2014-12-11T20:35:24","modified_gmt":"2014-12-11T19:35:24","slug":"mashruuca-horumarinta-bulshada-bursaalax-warbixintii-mashruuca-ee-bilaha-september-iyo-october-qaybtii-2aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4859","title":{"rendered":"Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursaalax \u201dWarbixintii mashruuca ee bilaha September iyo October\u201d Qaybtii 2aad"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: justify;\">Waxaan shalay idiin soo gudbinay qoraankii koowaad ee ku saabsan\u00a0Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursaalax \u201dWarbixintii mashruuca ee bilaha September iyo October&#8221;. Maantana waxaan idiin soo gudbinaynaa Qaybtii labaad oo aanu ku soo qaadanayno qayb kamid ah Warbixintii Dugsiga Hoose\/Dhexe Cirro. anagoo qaybo kale oo ku saanbsan isla Dugsigan idiin soo giudbindoona haddii Allah idmo.<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4818\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113-300x120.png\" alt=\"10113\" width=\"300\" height=\"120\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113-300x120.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113-292x116.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113.png 592w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<h2 style=\"text-align: justify;\">Dugsiga Hoose Dhexe ee Cirro Primary School (Warbixinta\u00a0 Bisha September\/October 2014)<\/h2>\n<h2 style=\"text-align: justify;\"><\/h2>\n<h3 style=\"text-align: justify;\"><strong>\u00a0<\/strong><strong>Hordhac<\/strong><\/h3>\n<p style=\"text-align: justify;\">Dugsiga Hoose\/Dhexe\u00a0 ee <strong>Cirro primary school<\/strong> waa Dugsiga ugu baaxada weyn degmada Galdagob sidaa oo kale waxaa uu ku jiraa dugsigaan tobanka dugsi ee ugu\u00a0 baaxada weyn Gobolka Mudug. Sanadba Sanadka ka danbeeya tirada Ardadu waxay uu sii kordhayaa si baaxad weyn tusaale ahaan sanadkii 2013\/2014 tirada Ardadu waxay ahayd <strong>933<\/strong> Arday, marka sanadkaan la eegana waa 1007 waxaana ku 8% ama 74 Arday, taasoo cadaynaysa kor u kaca Dugsiga.<\/p>\n<h3 style=\"text-align: justify;\"><strong>Qayb Cusub oo lagu kordhiyey Dugsiga<\/strong><\/h3>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>2014\/2015 Dugsiga Farsamada Gacanta qaybtii 1aad oo ay naga caawisay NGO-ga Gothenberg, <\/strong>NGO-gu wuxuu naga daboola mushaarka bareyaasha iyo agabka waxbarashada. Qaybta 1aad\u00a0 waxa lagu baranayaa laba xirfadood oo kala ah <strong>Farsamada Korontada oo ay baranayaan arday dhan 22 Arday oo Rag ah iyo Farsamada Cilaanka oo ay baranayaan 38 Arday oo Dumar<\/strong> .Haddii alle idmo waxa aan rajaynaynaa qaybta 1aad marka la dhameeyo in\u00a0 qaybta 2aad lagu soo kordhiyo xirfado cusub sida <strong>Dawaarka , Uunsiga , Caafimaadka iyo Mechanical-ka\u00a0 iyo IWM.<\/strong><\/p>\n<h2 style=\"text-align: justify;\"><strong>Qorshaha sanadkaan<\/strong><\/h2>\n<h3 style=\"text-align: justify;\"><strong>Tayaynta\u00a0 waxbarashada iyo sare u qaadida habka baridda<\/strong><\/h3>\n<p style=\"text-align: justify;\">Maamulka dugsiga iyo gudiga waalidku waxa ay dardar galiyeen tayaynta waxbarashada iyadoo la keenay bareyaal khibrad\u00a0 iyo aqoon intaba leh, una heelan sida looga mira dhalin lahaa hadafka Dugsiga\u00a0 korna loogu qaadi lahaa habka waxbarashada ee sanadkan, tusaale ahaan fasalada 8aad iyo 7aad oo galab dhigan jiray oo ah\u00a0 xilli kulul ayaa waxaa loo bedelay galinka hore taas oo keentay isbedal la taaban karo, tusaale ahaan waxaa kulmaya subaxdii macalinkii iyo ardaygiii\u00a0 oo firfircoon balse galabtii macalinku shaqo badan ayuu soo qabtay ardaduna sidaa oo kale waxa ay soo mareen mashquul fara badan.<\/p>\n<h3 style=\"text-align: justify;\">Librarya Dugsiga H\/Dhexe<\/h3>\n<p style=\"text-align: justify;\">Dugsiga hoose\/Dhexe ee Cirro waxa lagu soo kordhiyey Library\u00a0 cusub oo loogu talagalay in ay ardadu ka faa\u2019iidaystaan\u00a0 iyadoo loo dhigay wixii buug ahaa ee Dugsigu haystay, taas oo isbedel\u00a0 la taaban karo keentay, sida dhiiri galinta iyo wax wada akhrisashada (Group reading or Group discussion), <strong>Guud ahaan Puntland Dugsiga Cirro kaliya ayaa leh Library \u00a0taas oo ah mid lagu faani karo.<\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\">Eeg sawirka labariga dugsiga Hoose\/Dhexe ee Cirro Bursaalax<\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4860\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105-300x225.png\" alt=\"1105\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105-300x225.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105-342x256.png 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105-269x201.png 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105-292x219.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1105.png 628w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>Cirro Primary school Library<\/strong><\/p>\n<p style=\"text-align: justify;\"><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<h2 style=\"text-align: justify;\"><strong>Baahiyaha librariga Dugsiga hoose\/Dhexe ee Cirro bursaalax<\/strong><\/h2>\n<ol style=\"text-align: justify;\">\n<li>Dhammaan buugta muqararka oo aad ugu yar .<\/li>\n<li>Buugta sheekooyinka ee luuqadaha kala duwan sida carabi ,Afsoomaaliga iyo English.<\/li>\n<li>Kuraasta oo ku yar<\/li>\n<li>Dayactir xagga marfashka ah<\/li>\n<li>Isaga oo u baahan mutaleel madaama uu aboor kuhayo weerar ba\u2019an<\/li>\n<li>Koronto la\u2019aan .<\/li>\n<\/ol>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4817\">\u00a0<span style=\"color: #3366ff;\">Halkan ka akhriso Qaybtii koowaad<\/span><\/a><\/p>\n<p>La soco Qaybta labaad oo aad u xiise badan<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxaa diyaariyey Warbixinta Qotada dheer: Maamulaha Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursaalax<\/strong><\/p>\n<p><strong>Cabdirashiid Faarax Xaaji-warsame<\/strong><\/p>\n<p>Daabacaadii: Puntlandes.com<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan shalay idiin soo gudbinay qoraankii koowaad ee ku saabsan\u00a0Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursaalax \u201dWarbixintii mashruuca&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4859","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1858,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4859"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4863,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4859\/revisions\/4863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4860"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}