{"id":48612,"date":"2018-03-11T20:32:00","date_gmt":"2018-03-11T19:32:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48612"},"modified":"2018-03-11T20:32:00","modified_gmt":"2018-03-11T19:32:00","slug":"dhagayso-madaxweynaha-somalilnad-oo-ka-jawaabay-diidmada-dfs-ee-heshiiska-berbera-qaadacayna-inuu-la-hadlo-dawlada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48612","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweynaha Somalilnad oo ka jawaabay diidmada DFS ee Heshiiska Berbera Qaadacayna inuu la hadlo dawlada Somalia"},"content":{"rendered":"<p>11\u00a0Marso 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Somalilnad Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga jawaabay diidmada dawladda Fadaraalku ka hortimid \u00a0Heshiiska dekedda Berbera ee Itoobiya, Somaliland iyo shirkadda DP world.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48372\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19.jpg\" alt=\"19\" width=\"564\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/19-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 564px) 100vw, 564px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi ayaa yiri \u201dqoladaas xamar joogta waxay diideen in Soomaaliya oo ah qoladii Talyaanigu gumaysan jiray ay ahaayeen laba dawladood oo si ikhtoiyaari ah oo xor ah wax isugu darsaday 1960kii, horta eraygaas ayey diideen oo dafireen su\u2019aashu waxaa weeye ma xoog bay ku qabsadeen Somaliland oo way ka adkaadeen oo waa meel ay oiyagu qabsadeen\u201d<\/p>\n<p>Muuse oo hadalka sii wata ayaa yiri \u201dwaxaan ku waydiiyey Berbera nimanka leh anagaa xukuna ma iman karaan ? talo ay ka taliyaan iska daaye ma iman karaan?, haday iman karaan oo Cirkeeda iyo Baddeeda soo mari karaan ha ka taliyaan, dee haddii kale waa niman iska dambaawiyey\u201d<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweynaha Somailand ayaa gebi ahaanba Qaadacay inuu la hadlo dawlada Fadaraalka Soomaaliya, isagoo sharuud uga dhigay in marka hore ay dawladda Soomaaliaya u aqoonsato maamulkiisa laba dawladood oo siman oo ka wada hadlaya sida uu yiri derisnimo.<\/p>\n<p>Dhagayso madaxweyne Muuse Biixi<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-48612-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/MD-Biixi.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/MD-Biixi.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/MD-Biixi.mp3<\/a><\/audio>\n<p><!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/MD-Biixi.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/MD-Biixi.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/MD-Biixi.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11\u00a0Marso 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Somalilnad Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga jawaabay diidmada dawladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48372,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1370,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48614,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48612\/revisions\/48614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48372"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}