{"id":48665,"date":"2018-03-13T18:44:42","date_gmt":"2018-03-13T17:44:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48665"},"modified":"2018-03-13T18:44:42","modified_gmt":"2018-03-13T17:44:42","slug":"wasaaradda-qorsheynta-xukuumadda-soomaaliya-oo-shir-wada-tashi-ah-ka-furtay-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48665","title":{"rendered":"Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya oo Shir Wada tashi ah ka Furtay Garowe"},"content":{"rendered":"<p>13 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Shir wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48666\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6.jpg\" alt=\"88d6\" width=\"643\" height=\"482\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88d6-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 643px) 100vw, 643px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa Qorshaha ka soo kabashada iyo u adkaysiga abaaraha\u00a0Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Madaxda Wasaaradda Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Qorsheynta Dowladda Gobaleedyada Xubnaha ka ah Dowladda dhaxe.<\/p>\n<p>Mundane Cabdi qaadir Aadan Maxamed Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka warbixiyey ujeedka shirkaan, waxaana uu sheegay in ay tageen gobolada dalka oo dhan si ay u oggaadaan baahiyaha kala duwan ee jira, isaggoo xusay in shirkaan gabo gabadiisa ay kasoo bixi doonaan qorsheyaal.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa socon doona muddo 4 cisho ah, iyaddoo si gaar ah diirada loogu saari doono mudnaansiinta baahiyaha soo kabashada iyo u adkeysiga abaaraha.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Shir wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48665","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1269,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48667,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48665\/revisions\/48667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48666"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}