{"id":48698,"date":"2018-03-15T08:31:39","date_gmt":"2018-03-15T07:31:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48698"},"modified":"2018-03-15T08:31:39","modified_gmt":"2018-03-15T07:31:39","slug":"xildhibaanada-aqalka-sare-oo-qarka-u-saaran-inay-diidaan-xeerkii-golaha-shacabka-ee-ka-dhanka-ahaa-dp-world","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48698","title":{"rendered":"Xildhibaanada Aqalka Sare oo qarka u saaran inay diidaan Xeerkii Golaha Shacabka ee ka dhanka ahaa DP World"},"content":{"rendered":"<p>15 Marso 2018 (Puntlandes) Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku kala qeybsan xeerkii dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World, kaasoo labo maalin ka hor ay meel mariyeen Golaha Shacabka.<span id=\"more-10117\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-48652\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3.jpg\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"379\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3-292x173.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3-638x378.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka sare ayaa ka soo horjeestay xeerkan iyo qaabkii uu u meel mariyay Golaha Shacabka, waxaana muuqata in Aqalka Sare markii labaad uu meesha ka saarayo qaraar ka yimid Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaanada Aqalka sare ay qaarkood ku taliyeen in si aad ah looga fiirsado arrinta Imaaraadka Carabta, maadaama Ganacsato Soomaali ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Aqalka Sare ayaa ku adkaatay inuu degdeg u meel mariyo Xeerkan oo maalintii labaad ay ka doodayaan, waxaana laga yaabaa inay diidaan oo ay dib ugu celiyaan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Marso 2018 (Puntlandes) Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku kala qeybsan xeerkii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1250,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48698"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48699,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48698\/revisions\/48699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48652"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}