{"id":4886,"date":"2014-12-13T13:36:29","date_gmt":"2014-12-13T12:36:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4886"},"modified":"2014-12-15T21:50:12","modified_gmt":"2014-12-15T20:50:12","slug":"mashruuca-horumarinta-bulshada-bursaalax-warbixintii-mashruuca-ee-bilaha-september-iyo-october-qaybtii-3aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4886","title":{"rendered":"Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursaalax \u201dWarbixintii mashruuca ee bilaha September iyo October\u201d Qaybtii 3aad"},"content":{"rendered":"<p>Waxaan idiin soo gudbinaynaa Qaybtii sadexaad\u00a0oo aanu ku soo qaadanayno qayb kamid ah Warbixintii Dugsiga Hoose\/Dhexe Cirro. anagoo qaybo kale oo ku saanbsan isla Dugsigan idiin soo giudbindoona haddii Allah idmo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4818\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113-300x120.png\" alt=\"10113\" width=\"300\" height=\"120\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113-300x120.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113-292x116.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/10113.png 592w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Dugsiga Hoose Dhexe ee Cirro Primary School (Warbixinta\u00a0 Bisha September\/October 2014) Qaybtii 2aad<\/h2>\n<h2><strong>Barmaamijka kulanka ardada ee maalinta Arbacada ah<\/strong><\/h2>\n<p>Barnaamijkaan waxa loogu talagalay ardada dhigata dugsiga hoose\/dhexe\u00a0 ee Cirro primary school, ka dib markii maamulku\u00a0 arkay baahida loo qabo in ay ardaydu is wacyi galiso iyagoo isticmaalaya habab kala duwan sida: Riwaayado, Suugaan ,Majaajilo , Dhiiri galin ,Abaal marin ardada akhlaada badan, Barnaamijyo diini ah iyo wixii la mid ah fiiri sawirkaan kulanka ardada ee maalinta arbacada.<\/p>\n<p>Sawiro muujinaya kulanka Ardada ee maalinta arbacada ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1109.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4887\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1109-300x237.png\" alt=\"1109\" width=\"300\" height=\"237\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1109-300x237.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1109-292x231.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1109-100x78.png 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1109-80x63.png 80w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1109.png 593w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1111.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4888\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1111-300x209.png\" alt=\"1111\" width=\"300\" height=\"209\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1111-300x209.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1111-292x204.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1111.png 453w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2><strong>\u00a0Qabashada Doorashada Gudoomiyaha Ardada Dugsiga Hoose\/Dhexe ee Cirro Primary School<\/strong><\/h2>\n<p>Kahor sanad dugsiyeedkan 2014-2015\u00a0 ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Cirro primary school malahayn hogaamiye guud oo ay soo doorteen Ardaydu,\u00a0 illaa waagii la dhisay\u00a0 oo taariikhdu ahayd 2001.<\/p>\n<p>Taariikhdu marka ay ahayd 06\/11\/2014 waxa ay Ardadu doorteen hogaan\u00a0 isku xiraya dhammaan ardada Dugsiga Cirro iyo waliba qaybaha kale ee bulshada, waxaana doortay gudoomiyaha guddi laga soo xulay fasallada Dugsiga ,waxa ayna u dhacday si kala danbayn iyo akhlaaqba leh, Doorasho oo arday badan\u00a0 tartameen una tartamayeen jagada gudoomiyenimada ayaa wareegii kobaad waxaa kasoo gudbay sadex Arday kuwaas oo ahaa sadexdii ugu codka badnayd, waxaana ku guulaystay jagadii loo tartamayay arday dhigta fasalka shanaad(Grade 5) kaas oo hogaamin doona ardayda dugsiga hoose dhexe insha allah labada sano ee soosocota.<\/p>\n<p>Magaca gudoomiyaha la doortay waa: C<strong>\/khayr Axmed Ashkir oo dhigta fasalka 5aad. W<\/strong>axaana doortay gudiyaal laga soo xulay fasallada oo dhan 45 xubnood ,waxaan goob joog ka ahaa maamulka Dugsig, Maamulka Mashruuca ,Macalimiinta\u00a0 iyo Gudiga Waalidiinta Dugsiga. Baahida\u00a0 keentay in ardada hogaan loo sameeyo waa:<\/p>\n<ul>\n<li>Tirada ardada oo sii kordhaysa sanadba sanadka ku xiga tusaale ahaan sanadkaan waa 1007.<\/li>\n<li>Suurtagal waa ay noqon weyday arday intaa le\u2019eg oo hogaan lahayn.<\/li>\n<li>Isku xir la\u2019aansho ardada dhexdeeda ah<\/li>\n<li>Ardayda oo ay muhiim noqotay in ay ayagu is wacyi galiyaan<\/li>\n<li>Ardayda dugsiga hoose dhexe oo ah ardayda ugu badan ee deeganka ayna tahay in ay helaan cid ayagu ay doorteen oo matasha<\/li>\n<\/ul>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1112.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4889\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1112-300x184.png\" alt=\"1112\" width=\"300\" height=\"184\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1112-300x184.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1112-292x180.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1112.png 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gudoomiye C\/khayr Axmed Ashkir oo kulan laleh fasal kamid ah ardayda<\/p>\n<h2>DHIREYNTA DUGSIGA HOOSE\/DHEXE EE CIRRO BURSAALAX<\/h2>\n<p>Maamulka, Macalimeenta iyo Ardada oo ka qayb qaatay dhireyn lagu sameeyey dugsiga Hoose\/dhexe ee Cirro. Taasoo bilicda Dugsiga kor u qaatay muujisayna guul la taaban oo si wada jir ah ay sameeyeen Maamulka, Macalimeenta iyo Ardadaba.<\/p>\n<p>Sawiro muujinaya waxqabadka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1113.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4890\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1113-300x184.png\" alt=\"1113\" width=\"300\" height=\"184\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Dhamaan shaqaalaha Cirro Primary School oo loo sameeyay kaarka aqoonsiga (Identity card or staff ID Carf)<\/h2>\n<p>Maanta oo taariikhdu tahay 10\/11\/014\u00a0 waxaa shaqaalaha kala duwan ee\u00a0 dugsiga loo sameyey ID CARD, kaas oo lagu kala saarayo qofka Maamulka ah, Bareyaasha, Waardiyaha\u00a0 tusaale ahaan.<\/p>\n<ol>\n<li>Maamulaha waxa loo sameeyey kaar maamulnimo(Principal)<\/li>\n<li>Baraha waxa loo sameeyey kaar macalinimo(teacher)<\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Waardiyaha waxa loo sameeyey kaar waardiyenimo<\/li>\n<\/ul>\n<ol>\n<li>Nadaafada waxa loo sameeyey kaar nadiifiyenimo.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Taasoo noqotay guul la taaban karo oo lagu kala garanayo qof walba waxa ay shaqadiisu tahay .<\/p>\n<p>Sawir muujinaya bare ka mid ah barayaasha dugsiga H\/Dhexe\u00a0 Cirro iyo qaabka ID kaarku uu yahay<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1114.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4891\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1114-300x170.png\" alt=\"1114\" width=\"300\" height=\"170\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1114-300x170.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1114-292x165.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1114-638x362.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1114-400x225.png 400w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1114.png 685w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<h2><span lang=\"EN-US\">Dugsiga Farsamada Gacanta ee Cirro Vocational School<\/span><\/h2>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1115.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4892\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1115-300x184.png\" alt=\"1115\" width=\"300\" height=\"184\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1115-300x184.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1115-292x180.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1115.png 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1116.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4893\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1116-300x184.png\" alt=\"1116\" width=\"300\" height=\"184\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1116-300x184.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1116-292x180.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1116.png 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dugsiga Hoose\/Dhexe ee Cirro primary school\u00a0 waxaa sanad dugsiyeedka 2014\/2015 lagu soo kordhiyey qayb waxbarasho oo cusub oo ah farsamada gacanta.waxbarashada farsamada gacanta waa qaybtii 1aad,waxaana lagu baranayaa laba xirfadood oo kala ah:<\/p>\n<ul>\n<li>Farsamada korontada oo ay bartaaan rag:ardada dhigata qaybta 1aad ee farsamada korontadu waxa ay dhan yihiin 22 arday .<\/li>\n<li>Farsamada cilaanka:waxa dhigta arday dhan 38 arday oo haween ah kana faa\u2019iidaysta waxbarashada ay fursada u heleen.<\/li>\n<\/ul>\n<h2>Sports-ka<\/h2>\n<p>Dusiga Hoose dhexe waxaa kafurmay koob loogu talagalay in ardayda lagu dhiiri galiyo kaas oo hada maraya meel fiican,ayna dhamaan fasalada dugsigu ka qayb galeen<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1117.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4894\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1117-300x184.png\" alt=\"1117\" width=\"300\" height=\"184\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1117-300x184.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1117-292x180.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1117.png 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>La soco Qaybta sadexaad\u00a0oo aad u xiise badan<\/p>\n<p><strong>Waxaa diyaariyey Warbixinta Qotada dheer: Maamulaha Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursaalax<\/strong><\/p>\n<p><strong>Cabdirashiid Faarax Xaaji-warsame<\/strong><\/p>\n<p>Daabacaada: Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaan idiin soo gudbinaynaa Qaybtii sadexaad\u00a0oo aanu ku soo qaadanayno qayb kamid ah Warbixintii Dugsiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2221,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4886","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4886"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4936,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4886\/revisions\/4936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/4887"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}