{"id":48879,"date":"2018-03-22T07:29:34","date_gmt":"2018-03-22T06:29:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48879"},"modified":"2018-03-22T07:29:34","modified_gmt":"2018-03-22T06:29:34","slug":"akhriso-qodobka-65aad-ee-dastuurka-somaliya-oo-sheegaya-sida-codka-kalsoonida-loogu-qaadayo-guddoomiyaha-kuxigeennada-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48879","title":{"rendered":"Akhriso Qodobka 65aad ee dastuurka Somaliya oo sheegaya sida codka kalsoonida loogu qaadayo Guddoomiyaha &#038; Kuxigeennada Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>22 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddigii Aqalka Sare ee xalinta khilaafka Golaha Shacabka oo maanta soo saaray go\u2019aano la xiriira khilaafka u dhaxeeyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xafiiska Ra\u2019isul wasaaraha \u00a0dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka Mooshoinka loo maro Qodobka 65aad farqadiisa 4aad \u00a0ee dastuurka faderaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48796\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3.jpg\" alt=\"92a3\" width=\"546\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/92a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 546px) 100vw, 546px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ummadda soomaaliyeed u soo \u00a0gudbinaysa Qodabkaas gaar ahaan farqadiisa 4aad oo si cad u sheegaya sida codka kalsoonida loogu qaadayo\u00a0 Guddoomiyaha &amp; Ku-xigeennada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.<\/p>\n<p>Qodobka 65aad farqadiisa 4aad ee dastuurka faderaalka Soomaaliya ayaa u qoran sidan:<\/p>\n<p>(4) Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa waxaa <strong>codayn qarsoodi ah<\/strong> ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha Golaha Shacabka ee Federaalka ah, xilkana kaga qaada codbixinta saddex dalool laba dalool xubnaha Golaha Shacabka Federaalka ah.<\/p>\n<p><strong>Hooska akhriso qodoka 65aad ee dastuurka JFS<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-48880\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3.png\" alt=\"93a3\" width=\"648\" height=\"249\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3.png 788w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-300x115.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-768x295.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-292x112.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/93a3-638x245.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<h3><strong>Wax ka bedelka qodobka 65aad farqadiisa 4aad<\/strong><\/h3>\n<p>Haddii la doono in wax laga bedelo waxaa wax ka bedeli kara 3 meelood oo labo galaha Shacablka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, iyadoo ay tahay inay ansixiyaan wax ka bedelka 225 xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal. Soomaaliya waxay leedahay laba Aqal Baarlamaan ka kooban iyo dastuur mana shaqaynayaso la jiifiyaana banaan sidii ay rabitaankaygu ku jirto ayaan samaynayaa.<\/p>\n<p>Gudoomiye Jawaari waxaa xilka ka qaadi karta ugu yaraan 184 xildhibaan oo Golaha Shacabka ka tirsan oo si qarsoodi ah Sanduukh ku codeeya, kuwaas oo kalsoonida kala noqada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddigii Aqalka Sare ee xalinta khilaafka Golaha Shacabka oo maanta soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48879","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1735,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48879","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48881,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48879\/revisions\/48881"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48796"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}