{"id":48920,"date":"2018-03-24T13:07:52","date_gmt":"2018-03-24T12:07:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48920"},"modified":"2018-03-24T13:07:52","modified_gmt":"2018-03-24T12:07:52","slug":"itoobiya-oo-mar-kale-beenisay-in-heshiiska-dp-world-ee-dekeda-barbara-uu-calaamad-u-yahay-aqoonsiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48920","title":{"rendered":"Itoobiya oo mar kale beenisay in Heshiiska Dp World ee Dekeda Barbara uu calaamad u yahay Aqoonsiga Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>24 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirada Gaadiidka ee Itoobiya Axmed Shide iyo arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo ahaa labadii wasiir ee Dalka Itoobiya iyo Somaliland u saxeexay heshiiska saddex geesoodka ah ee dekedda Berbera, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay saamaynta uu heshiisku ku leeyahay aqoonsiga Somaliland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-48921\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a1.jpg\" alt=\"94a1\" width=\"600\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a1.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a1-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/94a1-292x163.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sida ay shalay baahisay wakaaladda wararka ee caalamiga ah ee Bloomberg, wuxuu u sheegay isagoo ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta in saamiga Itoobiya ee dekedda Berbera uu calaamad u yahay \u201caqoonsiga\u201d Somaliland, kaaso dawladda Itoobiya laga siiyey saami dhan 19%.<\/p>\n<p>Dhank a kale wasiirka Daadiidka dalka Itoobiya Axmed Shide oo ahaa mas\u2019uulkii Itoobiya u saxeexay saamiga ay ka heshay dekedda Berbera, ayaa beeniyey sheegashada Wasiirsacad.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa Bloomberg u sheegay inaanu saamigaasi wax xiriirin ah\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 la laynd aqoonsi Somaliland, isagoo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalkaasi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirada Gaadiidka ee Itoobiya Axmed Shide iyo arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48921,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48920","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1865,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48922,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48920\/revisions\/48922"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48921"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}