{"id":48924,"date":"2018-03-24T14:15:51","date_gmt":"2018-03-24T13:15:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48924"},"modified":"2018-03-24T14:37:17","modified_gmt":"2018-03-24T13:37:17","slug":"aqalka-sare-oo-magacaabay-guddiga-dabagalka-weerarkii-lagu-qaaday-guriga-cabdiqeybdiid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=48924","title":{"rendered":"Aqalka Sare oo magacaabay guddiga dabagalka weerarkii lagu qaaday guriga CabdiQeybdiid"},"content":{"rendered":"<p>24 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanada Aqalka Sare ayaa waxa ay ku dhawaaqeen guddi baaritaan ku sameeya weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Qeybdiid.<span id=\"more-10633\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-48652\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3.jpg\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"545\" height=\"323\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3-292x173.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/88c3-638x378.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 545px) 100vw, 545px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxa ay sheegeen in Guddigaan ay heystaan Muddo gaaban, islamarkaana maalmo kooban ka dib ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Baarista.<\/p>\n<p>Senotaradda Aqalka Sare ayaa horay u ansixiyay in Guddi loo saaro Kiiskaasi , Maadaama Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku kalsooneeen Guddi uu horay u magacaabay Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Guddigan oo ka kooban shan xubnood ayaa waxaa guddoomiye looga dhigey ayaa kala ah:<\/p>\n<p>1-Senatar\u00a0Maxamed Amiin Sheekh Cisman\u00a0 oo loo magacaabay\u00a0guddoomiye<\/p>\n<p>2-Senatar Axmed Xaashi Maxamuud guddoomiye<\/p>\n<p>3-Senatar C\/saaq Axmed Cali Xubin<\/p>\n<p>4-Senatar\u00a0C\/hi Sheekh ismaacil FartaagXubin<\/p>\n<p>5-Senatar Cabdulaahi Cabdi Garuun Xubin<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanada Aqalka Sare ayaa waxa ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-48924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1164,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=48924"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48929,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/48924\/revisions\/48929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48652"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=48924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=48924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=48924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}