{"id":49043,"date":"2018-03-27T08:08:19","date_gmt":"2018-03-27T06:08:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49043"},"modified":"2018-03-27T08:08:19","modified_gmt":"2018-03-27T06:08:19","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49043","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Imaaraadka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>27 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0 Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta u yeertay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho Maxamed Axmed Al-Cusmaan Xamaadi, iyadoo tallaabadan ay noqoneyso tii u horeysay oo diblomaasiyadeed tan markii ay labada Aqal ee Baarlamaanka DFS meel mariyeen Xeerkii ay ku cayriyeen shirkada DP World.<span id=\"more-10885\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49044\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95a5.jpg\" alt=\"95a5\" width=\"500\" height=\"280\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95a5.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95a5-292x164.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Safiirka Imaaraadka Carabta wax laga weydiiyay arrimaha Saldhiga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera iyo Heshiiska DP World.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa looga yeeray xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, waxaana dowladda muujisay sida ay uga xun tahay tallaabooyinka is daba jooga ee ka hor imaanaya Qaranimada iyo Madax banaanida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jirto illaa iyo hadda wax war ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ka soo saartay u yeerida Safiirka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo aadeysa, kaddib markii dhowaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ay ansixiyeen xeer dalka looga mamnuucayo Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Marso 2018 (Puntlandes)\u00a0 Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta u yeertay Safiirka Imaaraadka Carabta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1631,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49045,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49043\/revisions\/49045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49044"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}