{"id":49064,"date":"2018-03-27T19:10:28","date_gmt":"2018-03-27T17:10:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49064"},"modified":"2018-03-27T19:10:28","modified_gmt":"2018-03-27T17:10:28","slug":"warbaahinta-dfs-oo-lag-joojiyey-inay-baahiyaan-wararka-guddoonka-baarlamaanka-soomaaliya-garabka-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=49064","title":{"rendered":"Warbaahinta DFS oo lag joojiyey inay baahiyaan Wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya garabka Jawaari"},"content":{"rendered":"<p>27 Marso 2018 (Puntlandes) Warbaahinta Dowladda Somalia ayaa laga mabnuucay inay baahiyaan Wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku xigeenka koowaad C\/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, sida ay sheegayaan warar xog-ogaal ah.<\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-49065\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95b2.jpg\" alt=\"95b2\" width=\"546\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95b2.jpg 808w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95b2-300x189.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95b2-768x484.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95b2-292x184.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/95b2-638x402.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 546px) 100vw, 546px\" \/><\/a>Telefishanka SNTV, Radio Muqdisho iyo wakaaladaha Wararka SONNA oo ay wehliyaan baraha ay Internet-ka ku leeyihiin ayaa lagu wargeliyay inaysan baahin karin wararka\u00a0 guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia iyo guddoonka kale ee la safan sida guddiga fulinta iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad C\/lla Cawad.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Warbaahinta dowladda ayaa tan iyo markii uu\u00a0banaanka usoo baxay\u00a0mooshinka Jawaari waxay dhegaha ka fureysteen baahinta wararka la xiriira Guddoomiye Jawaari oo weli ah guddoomiyaha sharciga ah ee Baarlamanka, waxayna arrintan ka danbeysay amar wasaaradda warfaafinta uga yimid Ra&#8217;iisul wasaare Xasan Cali Khayre, iyadoo ay muddo laba Toddobaad gudahood ah booqdeen Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo ku-xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Warbaahinta Dowladda Somalia ayaa baahisa wararka kasoo baxa guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C\/weli Ibraahim Muudey\u00a0 oo lagu eedeeyo inuu la saftay xukuumadda, waxyana tani sii xoojisay in warbaahinta dowladdu noqotay mid u kala xaglisa hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>Khilaafaadkii hore u soo dhex-galay madaxda dowladdii hore ee Dalka ayay Warbaahinta Dowladda si isku mida u baahan jirtay Mowqifyadal labada dhinac, inkastoo khilaafaasi ahaa mid inta badan u dhaxeeyay xukuumadda iyo madaxweynaha, waxaana dhici jirtay inay madaxtooyada soo fara-geliso mararka qaarkood.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ra\u2019iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta DF isagoo warbixin ka dhageystay shaqaalaha iyo madaxda wasaaradda warfaafinta.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Marso 2018 (Puntlandes) Warbaahinta Dowladda Somalia ayaa laga mabnuucay inay baahiyaan Wararka Guddoonka Baarlamaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":49065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-49064","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1647,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49064"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49064\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49066,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49064\/revisions\/49066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/49065"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}